Category: Xog

Home » Xog » Page 2
Baasaboorka Soomaaliya sannadkan kaalintee kaga jiraa baasaboorrada caalamka
Post

Baasaboorka Soomaaliya sannadkan kaalintee kaga jiraa baasaboorrada caalamka

Sannadka 2025 liiska kala sarreynta Baasaboorada adduunka ugu awoodda badan ayey u muuqataa inuu isbaddel ku dhacay, dalalka qaar ayaa wali ah kuwo fadhiya kaalimihii ay horrey ugu jireen sanadkii la soo dhaafay halka dalalka qaarna ay muujiyeen hoos u dhac xagga liiska ah, halka qaar kalena ay sare u kaceen. Bogga wax ka qora...

DEG DEG : PUNTLAND & Jubbaland oo soo saaray go’aano xasaasi ah.
Post

DEG DEG : PUNTLAND & Jubbaland oo soo saaray go’aano xasaasi ah.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shir maalmihii la soo dhaafay halkaas ay ku lahaayeen madaxda Puntland iyo Jubbland. Labada hoggaamiye ee Axmed Madoobe iyo Saciid DENI ayaa shirkooda ka soo saaray dhawr qodob oo ay ku diidan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya , sida wax ka...

DIB U DHAC  ku yimid gogashii uu fidiyay Madaxwayne Xasan Sheekh-XOG
Post

DIB U DHAC  ku yimid gogashii uu fidiyay Madaxwayne Xasan Sheekh-XOG

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Axad ah ayaa lagu waday  in magaalada Muqdisho ay ka furanto gogashii uu ku baaqay madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si looga hadlo arimaha muranka badan dhaliyay ee doorashooyinka iyo wax ka bedelka Dastuurka. Shirkan waxaa qaadacay oo iska diiday ka qayb – galkiisa xubnaha madasha samatabxinta kuwaas oo sheegay...

NAIROBI : Ahmed Madoobe & xildhibaano mucaarad oo ku kulmay
Post

NAIROBI : Ahmed Madoobe & xildhibaano mucaarad oo ku kulmay

Nairobi (Raxanreeb )  Magaaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Axad ah waxaa ka dhacay kulan ay wada- qaateen madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo xildhibaano mucaarad ah. Labada dhinac ayaa lagu soo waramayaa in ay ka wada- hadleen arrimaha dalka si gaar ah doorashooyinka  2026 iyo muranka sii jiitamaya ee Villa Somalia ,...

DEG DEG : Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Beledwayne + Xaaladda
Post

DEG DEG : Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Beledwayne + Xaaladda

Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka Raxanreeb uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halakas goor dhaw uu ka dhacay qarax xoogaan oo waxyeelo – gaystay. Gaari ayaa lagu qarxiyey Hotel Qaahira oo kuyaalla Galbeedka magaalada Baladweyne, rag hubaysan ayaana gudaha u galay hotelka. Sida dad halkaas ku sugan ayaa sheegayaan mooto bajaaj...

Daacish oo gododka loogu dhacay – maxaa u danbeeyay howlgaladii Bari ?
Post

Daacish oo gododka loogu dhacay – maxaa u danbeeyay howlgaladii Bari ?

Bosaaso (Raxanreeb ) – Wararka  maanta oo Axad ah Raxanreeb uu ka helayo gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in   ciidanka difaaca Puntland ay qaadeen golof ka dhan ah kooxda Daacish. Ujeedka ayaa ahaa loo loo ciribtiri lahaa kooxda daacish oo in mudda ah ku dhuumaalaysanayay deegaanada gobolka Bari gaar ahaan Calmiskaad iyo buuraha Galgala....

Xamse maka badbaadi doona  mooshinka laga karkarinayo Nairobi ?
Post

Xamse maka badbaadi doona  mooshinka laga karkarinayo Nairobi ?

Muqdisho (Raxanreeb )-Magaalada  Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka – karaya mooshin ujeedkiisu uu yahay in la tuuro Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare , kaas oo si aad ah guuxiisa u kordhay saacadihii la soo dhaafay. Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka aadna u dhaliilsan xukuumada Xamse ayaa horboodaya mooshinka oo la sheegayo inuu marayo...

XOG: Dhulkii xerada Villa Beydhabo oo lagatay & Saraakishii deganeyd oo lagu dul gatay
Post

XOG: Dhulkii xerada Villa Beydhabo oo lagatay & Saraakishii deganeyd oo lagu dul gatay

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cumar Cabdi Cali oo ah nin mardhow loo magacaabay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa bilaabay in uu guryaha ku garaaco saraakiil ciidan oo degan Xerada Villa Beydhabo kuwaas oo lagu dul gatay guryaha kuyaala xerada Villa Beydhabo. Saraakiisha lagu dul gatay xerada Villa Beydhabo waxaa kamid ah taliye...

DHIBAATOOYINKA UGU KHATARSAN EE XASAN DAL DULEEYE IYO FARQIGA U DHEXEEYA MW FARMAAJO BAL ISU DHAGEYSTA?
Post

DHIBAATOOYINKA UGU KHATARSAN EE XASAN DAL DULEEYE IYO FARQIGA U DHEXEEYA MW FARMAAJO BAL ISU DHAGEYSTA?

Muqdisho (Raxanreeb online) – 1.Dhaqan Foosha Xun.-Xasan Dal Duleeye waa hooggaamiye ku caan baxay dhaqan xun,isagoo si bareer ah ugu takri fala awooddii qaranka,kana hor yimaada danta iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed. 2.Dhibaateynta Shacabka Danyarta ah.-Halkii uu daryeel u fidin lahaa dadka danyarta ah,wuxuu si ula kac ah uga dhigay bartilmaameed dhibaato,isagoo u adeegsanaya awooddiisa inuu...

Bashaar Al-assad oo khiyaanay lataliyeyaashiisa ammniga militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada xafiiskiisa
Post

Bashaar Al-assad oo khiyaanay lataliyeyaashiisa ammniga militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada xafiiskiisa

Suuriya (Raxanreeb online) – Wakaaladda wararka ee Reuters, waxay soo bandhigtay khiyaannada uu Bashaar Al-assad kula kacay la-taliyayaashiisa amniga, saraakiisha militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada xafiiskiisa, saacadihii u dambeeyay ee uu ka baxayay Dimishiq. Waatan sheekada; Saacado ka hor inta uusan u baxsan Moscow — Bashaar waxa uu la kulmay 30 ka tirsan saraakiisha u sarreysa...