DAAWO  Warka Raxanreeb :  Waa sidee xaaladda Luuq ,& Muqdisho oo kacsan.

DAAWO  Warka Raxanreeb :  Waa sidee xaaladda Luuq ,& Muqdisho oo kacsan.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah waxaa ka taagan xaalad hubinti la’aan ah

Degmada Luuq waxaa ka socda waan- waan nabadeed waa sidee xaaladda maanta , waxaa wararkan  iyo kuwo kale waxaa inoo haysa weriyaheena Muqisho Anfa Aden Abdi.

HOOS KA DAAWO :

Leave a Reply

Your email address will not be published.