Muqdisho ( Raxanreeb ) dhawr hoobiye ayaa lagu soo waramayaa in caawa ay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho.
Ilaa iyo 5 Hoobiye ayaa ku soo dhacay agagaarka Madaxtooyada halka mid kamid ah uu kusoo dhacay degmada Xamar weyne .
Waxyeelada lama oga , mana jirto wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga ee Dowladda Federaalka.
Leave a Reply