DEG : DEG| Qaraxyo lagu hoobtay oo ka dhacay degmada Kaxda ee Muqdisho.

DEG : DEG| Qaraxyo lagu hoobtay oo ka dhacay degmada Kaxda ee Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Laba qarax oo nooca miinada dhulka lagu aaso ah aya waxa ay ka dhaceen Qoraxdhicii Galabta laamiga dheer ee degmada Kaxda

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa la sheegay inay inta badan sawiro ku galaan dhalinyarada Muqdisho xiliga qaraxa dhacayayna waxaa la sheegay inay dhalinyaro badan joogtay.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxyada ka dhacay laamiga dalcada degmada Kaxda.

Laamaha amaanka dowlada Somalia ayaa goobta gaaray kuwaas oo baaritaano ku bilaabay meesha uu qaraxu ka dhacay.

wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco www.raxanreeb.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.