Deni oo Gaalkacyo Kulan La Qaatay Saraakiisha Ciidanka Puntland +SAWIRO

Deni oo Gaalkacyo Kulan La Qaatay Saraakiisha Ciidanka Puntland +SAWIRO

Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo kulan kula qaatay qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku sugan gobolka Mudug.

Kulanka waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay xubno kamid ah Goleyaasha Dowladda Puntland iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland, Gen. Aadan Cabdi Xaashi.

Kulanka ayaa kusoo beegmaya xilli ay magaalada Gaalkacyo ka jiraan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo amni, iyadoo Madaxweyne Deni uu ku sugan yahay gobolka Mudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published.