Dowladda ‘’ Si rasmi ayaa loola wareegay Ceeldheer ‘’

Dowladda ‘’ Si rasmi ayaa loola wareegay Ceeldheer ‘’

Ceeldheer (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaarayo degmada Ceeldheer ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta degmada oo ay horay ugu sugnaayeen ururka Al-shabaab.

Sida aan wararka ku helnay ciidanka huwanta ah ayaa xalay ku hoyday duleedka degmada Ceeldheer, ciidanka ayaana saakay gudaha u galay.

degmadaasiDowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in ammaanka magaalada ay la wareegeen degmada Ceeldheer.

Qabsashada degmada Ceeldheer ayaa jab kale ku noqoneysa kooxda Al Shabaab oo hadda gobolka Galgaduud ka joogta kaliya degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri

Leave a Reply

Your email address will not be published.