Raxanreeb (Muqdisho ) Shirjaraa’id oo maanta oo sabti ah magaalada Muqdisho uu ku qabtay Wasiiirka ganacsiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayuu ku sheegay in – talaabo ay ka qaadi doonaan ganacsatadii lagu helo , iyaga oo u hoggaansamaya amarka kooxda Al- Shabaab.
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya, Ganacsiga iyo Warshadaha, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa shirkiisajaraa’id ku sheegay in ganacsatada sida uu hadalka u dhigay ay si toos ah uga qeyb-qaataan dilka shacabka.
Si – gaar ah ayuu u sheegay in ganacsatada Maraakiibta ugu soo xirata Dekada in ay yihiin kuwa la shaqeeya kooxda Al- Shabaab , isla markaana ay qaadi doonaan talaabo sharciga waafaqsan.
HOOS KA AKHRISO WARSAXAFEEDKA.
Leave a Reply