Muqdisho ( Raxanreeb ) Wali waxaa soconaaya dadaalada lagula jiro siduu lo soo afjari lahaa werarkii xalay fiidkii ay alshabaab ku qadeen Hotel Villa Rosa oo ku yaalo xayndaabka madaxtooyada
Wali waxaa la maqlayaa dhawaqa rasaasta ay is dhafsanayaan kooxdi weraraka soo qaaday iyo ciidamada amaanka
Lama qIyaasi karo qasaaraha rasmiga ee ka dhashay werarka madama ay wali ka dhex dagalamayaan gudaha hotelka
Dhanka kale Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyada werarka
Wixii ku soo kordhah halkaan ayaan idinkusoo gudbinayanaa
Leave a Reply