KHILAAF: Juxa oo laalay heshiis dhaxmaray xisbiyada KAAH & Mustaqbal

KHILAAF: Juxa oo laalay heshiis dhaxmaray xisbiyada KAAH & Mustaqbal

Garoowe (Raxanreeb )- Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa fara-galisay khilaaf la sheegay  inuu u dhaxeeyo xisbiyada KAAH & Mustaqbal oo ay isku qabtaan qaybsiga deegaano ka mid ah Buursax iyo Xumbeys ee gobolada Mudug iyo Kaarkaar.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in heshiiskaas la buriyay, guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka degmooyinkaasna ay ku imaanayaan tartan doorasho oo xubnaha golahu dooranayaan si-xor iyo xalaal ah.

HOOS KA AKHRISO

Leave a Reply

Your email address will not be published.