Muqdisho (Raxanreeb ) Helicopter ay leedahay Qarama Midoobay oo maanta ka duushay magaalada Baladweyne kuna sii jeeday deegaanka Wisil ee Gobolka mudug ayaa la sheegay in ay ka degtay deegaanka Xiindheere Ee Gobolka Galgaduud halkaas oo ay hesytaan AS.
Diyaaradaan Helicopterka ah ayaa la sheegay in ay saarnaayeen 8 ka mid ah shaqaalaha UN, hub iyo saanad ciidan, waxaana wararka ay sheegayaan in ay is difaaceen raggii saarnaa balse ugu dmabeyn lala wareegay.
Lama oga sababta ay uga degtay Helicopterkaan deegaan ay maamulaan AS. Wixii ku soo kordha kala soco www.raxanreeb.com
Leave a Reply