Maxaa ku soo kordhay dagaal ka dhacay Luuq ?- Dadaalo socda & xaaladda.

Maxaa ku soo kordhay dagaal ka dhacay Luuq ?- Dadaalo socda & xaaladda.

Luuq (Raxanreeb )- Magaalada Luuq ayaa ee gobolka Gedo  xaladeeda ay aa degan ka dib  markii dhacdoyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay.

 Magaalada isku socodkeeda iyo goobaha ganacsiga ayaa xiran , sawir colaaded ayaa ka muuqanayo Luuq, dhinacyada dagaalamay ayaa goobo kale duwan joogo kuwaas midbo mid kale udiyaargarobayo.

Iskudayo ilaa socday inuusan sii socon dagaalka qabiil ayay madaxda Jubaland  iyo kuwa Faderaalka ayaa wali wax natiija ah ka soo bixin.

Luuq Ganaane waa magaalo ilbaxnimo dadkeedana ay isku dhex noolyihiin inkasto bur-burkii ka dib ay dagaal qabiil iyo kuwa ururo  ka dhaceen haddana sanadihii danbe waxay ahayd magaalo soo kabaneyso dhankasto.

Leave a Reply

Your email address will not be published.