Maxkamad la soo taagayo maanta Xoghayaha SJS Cabdalle Muumin

Maxkamad la soo taagayo maanta Xoghayaha SJS Cabdalle Muumin

Muqdisho (Raxanreeb ) Maalintii lixaad waxaa xabsiga ku jira xoghayaha SJS  Cabdale Axmed Muumin oo u xiran Dowladda  Federaalka Soomaaliya.

Xoghayaha ayaa waxa ay noqonaysaa markii labaad oo  uu ka soo hor muuqdo Maxkamadda gobolka Banaadir.

Waxa socday qorshe Villa Soomaaliya iyo wasaaradda Warfaafinta ay ku doonayaan in dambi uusan lahayn Xoghayaha SJS Cabdalle Muumin ay maleegaan , taas oo  baalmarsan sharciga dalka.

Ururrada Saxafiyiinta iyo xarumaha warbaahineed ayaa wali ka walaacsan xariga Cabdalla, waxayna maanta sugayaan in Maxakamadda ay  u cadaalad fasho.

Garyaqaanka loo qabatay Cabdala Muumin ayaa maanta ka hor difaaci doonaa maxkamada  eedaynta ay dawlada soo jeedinayso oo laga sugayo cadaymo inay la timaado, waxaana uu rajeeyay in arinta fufudaan doonto.    

Leave a Reply

Your email address will not be published.