Muqdisho (Raxanreeb ) War ka soo baxay Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in ay ku guulaysteen in la xiro Website-yadii ugu waynaa ee ay adeegsan jireen kooxda Al- Shabaab.
Waxa lagu sheegay warka NISA ka soo baxay in dalka dibadiisa ay ka xireen mareegyadan oo ay sheegtay in ay Al- Shabaab u adeegsan jireen wararka ay ugu gudbin jireen bulshada.
Hoos ka akhris magacyada Website-yada NISA ay sheegtay in ay xanibtay
Leave a Reply