Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa soo gaba gaboobay wareega kowaad ee Doorashada Madaxtinimada maamulka Puntland oo soo bilaabatay saaka .
Xilka madaxweynaha waxaa ku loolami doono illaa 11 musharrax oo uu ku jiro madaxweyne Saciid Deni oo loolan adag kala kulmaya xubnaha mucaaradka.35 Cod DENI.
Wareega labaad waxaa u soo gudbay seddax musharax oo kala ah Saciid Abdullaahi Deni , oo helay 35 Guled oo helay 8 cod halka Abshir Huraase 8 helay.
Doorashada ayaa soo martay marxalado khilaaf oo mararka qaar gaaray gacan ka hadal.
Leave a Reply