Muqdisho (Raxanreeb ) –Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho laga mamnuucay isticmaalka Af xirka si loo xaqiijiyo amniga caasimadda.
Wareego ka soo baxday duqa magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in aan la ogolaan doonin sidoo kale in hub lala raaco Bajaajta iyo mootada Vikon
Maamulka waxa u sheegay in talaabo laga qaadi doono cid kasta oo jabisa amarka ka soo baxay maanta maamulka gobolka Banaadir
Leave a Reply