Warsaxafadeeed : Dowladda oo sheegtay in ay dishay 40- Al Shabaab.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ilaa iyo 40 xubnood oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen deegaanka Cali Fooldheere oo hoos taga degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

HOOS KA AKHRISO.

Leave a Reply

Your email address will not be published.