Jaadkii ka imaan jiray Kenya iyo Itoobiya oo ku Xayiran Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Muddo saacado ah waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku xayiran jaadka ka yimaada Kenya iyo Itoobiya.

Dowladdu waxay kusoo rogtay Canshuur xad dhaaf ah, waxaana loo sheegay Ganacsatadda in la miisaamayo oo Culeyska lacagta uu kusii badanayo, Iyagoo diiddan arrintaas ayey ganacsatada sameeyeen gadood.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco

www.raxanreeb.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.