Xisbiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo lagu kala tagay 19 xubnood oo is-casilay

Xisbiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo lagu kala tagay 19 xubnood oo is-casilay

Muqdisho ( Raxanreeb ) 19 Xubnood oo xilal sare ka hayay Xisbiga Wadajir ayaa iska iska casilay xubo nimada Xisbiga.

Sababaha is casilada xubnahan ayay ku sheegeen daruufo jirta oo aysan si cad faahfaanin.

Dadkan iscasilay ayaa qaarkood xilal ka haya xukuumadda iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee madaxweyne Xasan Sheekh.

Warar horudhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in ay tahay xilal la sheegay in laga siin – doono Dowladda Federaalka ah ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Leave a Reply

Your email address will not be published.