Madaxwaynaha Kenya William Ruto ayaa dhigiisa Soomaaliya kala hadli doona..
Month: September 2022
Falagle:“Muddo Kordhinta Waxaan Kala Mid Nahay Maamuladda Kale”
Maamul goboleedyada Hirshabelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo muddo xileedkoodu ahaa..
Raila Odinga kama qayb galayo caleema saarka William Ruto.
Warbaahinta Kenya ayaa sheegay in Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga uu diiday...
Mustafe Cagjar: waan ka foojigannahay weerar mar kale Al-Shabaab innoga yimaada
Madaxweynaha dowlad deegaaanka Soomaalida Mustafa Muxumad Cagjar oo booqasho ugu tegay Ciidamada Liyuu Boolis ee furimaha ku jira ayaa u mahadceliyay ciidamada sida ay habeen iyo maalin ugu howlanyihiin sugida iyo xaqeejinta amniga deegaanka iyo sida ay kaga hortagaan falalka amniga lidiga ku ah ee xiliyada qaarkood ka dhaca dowlad deegaanka
Ciidamada DANAB rasaas ay fureen oo ku dhintay Dad Shacab ah Gaalkacyo
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaas ay fureen Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB xilli ay marayeen duledka Magaalada Gaalkacyo ay ku dhinteen dad rayid ah kuwo kalena ay ku dhaawacmeen
Sidee loogu soo dhoweeyay Xasan Sheekh Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaas
Maxkamad Al- Shabaab ay ku lahaayeen Sh. Hoose oo la burburiyay.
Sidoo kale Saraakiishan oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in cagta ay mariyeen..
Haddii lagu dhawaaqi lahaa in dalka macluul ay ka jirto maxaa dhici lahaa ?
Haddii Madaxweynuhu ku dhawaaqi lahaa macaluusha waxaa gebi ahaanba
MD Xasan Sheekh oo ka degay Nairobi & Qorshahiisa Dalka Kenya
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka inta uu ku sugan yahay magaalada Nairobi ..
DF iyo maamul goboleedyada oo ka heshiiyay saami qeybsiga $100-ka Milyan
Sida xog hoose uu ku helay Raxanreeb, dowladda dhexe iyo madaxda maamul goboleedyada ee ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa ka heshiiyey khilaafkii ka taagnaa habka loo qeybsanayo 100 milyan oo dollar oo ka timid beesha caalamka, gaar ahaan Bankiga Adduunka


