Wararka ayaa sheegaya in shirka maanta la soo xirayo, ayada oo laga soo saari doono
Month: September 2022
XOG DAAHSOON : Gabar AIDS ugu geeritooday Muqdisho & mid kale oo loo ceyriyay xanuunka.
Agaasimaha Isbitalka Martiini ayaa yiri "Jimcihii Waxaa isbitalka waxaa la keenay Laba gabar...
Suuq lagu iibiyo qudaarta Degmada Afgooye oo Qarax uu ka dhacay.
Qof ku sugan degmada Afgooye ayaa RBC u sheegay in ciidanka ay bilaabeen
Rutu ” Xasan Sheekh waxaan kala hadli doona suuqa Khaadka Kenya ”
Madaxwayne Ruttu ayaa xusay in Dowladiisa ay la macaamili doonto cid kasta.
Shirka golaha wadatashiga qaran oo galay maalintii labaad
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shalay furay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galay maalintiisii labaad, kaas oo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo wada-shaqeynta labada dhinac
Samantha Power Madaxa USAID u qaabilsan Siri Lanka ayaa sheegtay in Musuqa lala dagaallamo
Madaxa Hay’adda Gargaarka u qaabilsan Mareykanka ee USAID Haweeneyda lagu magacaabo Samantha Power ayaa Sri Lanka u sheegtay in xalka keliya ee wax looga qaban karo dhibaatada dhaqaale Xumo uu yahay in Dowladdu la dagaalanto Musuqa
USAID announces $1.5 M to respond to the impact of the drought on Somali children’s education
MOGADISHU (Raxanreeb) USAID has announced that it will provide $1.5 for the Somali children's education programs as the drought had forced thousands of Somali children out of school.
Muddo kordhinta Madaxwayne Qoorqoor oo maanta miiska saaran.
Guddi gaar ah oo Barlamaanka Galmudug u xilsaaray dib u eegista qaar ka mid ah qodobbada dastuurka ayaa
Al- Shabaab oo laga saaray Deegaanka Fiidiow ee Sh. Dhexe
Afhayeen u hadlay maamulka Hirshaeelle ayaa sheegay in ciidanka
Ma xil kale miyaa loo balanqaaday Beeshii diidanayd Yuusuf Madaalle ?
RBC oo hore u baahisay kulamada in natiijo wanaagsan laga gaaray ayaa


