Talaabadan uu qaaday Saciid Deni ayaa loo fasiray heerka uu gaarsiisan..
Month: September 2022
Natiijada laga filan karo Shirka maalintii 2aad ka socda Muqdisho ee DF & DG
Maqnaanshaha Saciid Deni oo aallada fogaan araga shirka uga qeyb galaya, ayaa ..
Kooxda TPLF miyay ogolaatay xabad- joojin ka dhaqan gasha Itoobiya ?
TPLF ayaa maalmo ka hor ku ku hoobtay dagaal ay la galeen ciidanka Federaalka Itoobiya...
Warsaxaafadeed kasoo baxay DF ayaa lagu sheegay inkabadan 20 deegan laga qabsaday Al-Shabaab
Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ururka Al-Shabaab in laga xureeyay deegaanno gaaraya 20 warsaxaafadeedka ayaa sidan u qornaa
5- qof oo ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Sanaag
Wararka hordhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya in qof isku soo xiray walxaha qarxa...
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Magaalada Marka
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-U-Heshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Xaaji Xassan Manuur ayaa Maanta guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Marka oo ah Xarunta gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidamada Ruushka oo lagu jabiyay Dagaallada Ukraine
Taliyaha ciidamada Ukraine ayaa sheegay Axaddii in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaarnen dagaalkii ka socday waqooyiga gobolka Kharkiv, ayna u sii gudbeen koonfurta iyo bariga dalka, kadib markii ay si degdeg ah gacantooda ugu soo dhacay xaruntii ugu weyneyd ee Ruushka ee waqooyi bari Ukraine
Sawirro: Shirka DF & maamul- goboleedyada oo Muqdisho ka furmay & Qodobada la isku hayo.
Dhinacyadu waxa ay si weyn u lafa-guri doonaan sidii xal luugu heli lahaa muranka ku aaddan
Carruur Walaalo ah oo Miino kula qaraxday deegaannada Bari
Wararka laga helayo gobolka Bari ee hoostaga dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in maanta carruur walaalo ah ay miino kula qaraxday deegaanka Laaso Dawoco ee gobolkaas
Goobta iyo Wakhtiga la aasayo Queen Elizabeth II
Naxashka meydka boqoradda ayaa la dhigi doonaa hoolka Westminster Abbey afar maalmood ka hor aaskeeda oo ku aaddan maalinta Isniinta, ee ku beegan 19-ka Sebtember
