Day: February 29, 2024

Ciidamada DF oo howlgallo ka sameeyay Jilib Marko
Post

Ciidamada DF oo howlgallo ka sameeyay Jilib Marko

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo isugu jira Ciidamada Xoogga Dalka, Boliiska gaarka ah ee Haramcad, & Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa si wadajira howlgal qorshaysan ka sameeyay deegaano dhowr ah, oo ku yaalla dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanka Jilib Marko iyo Buulo Nageey ee Shabeellaha Hoose.

Wasiirada Puntland oo ay ka soo muuqdeen xubno mucaarad ku ahaa DENI.
Post

Wasiirada Puntland oo ay ka soo muuqdeen xubno mucaarad ku ahaa DENI.

Garoowe (KAAB)- Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa muddo ka dib soo dhisay xukuumad cusub oo ka kooban 21 wasaaradood ka dib la tashiyo  maalmahan uu ka waday magaalada Garoowe. Golaha wasiirada waxaa ka dhax muuqda xubno mucaarad ku ahaa madaxwaynaha intii ay socotay , Ololaha doorashada ee markii dambe dib loogu soo doortay saciid...

Maxaa  ka soconaya magaalada Nairobi ee dalka KENYA ?.
Post

Maxaa  ka soconaya magaalada Nairobi ee dalka KENYA ?.

Nairobi (Raxanreeb ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku sugan inta badan hoggaamiyaasha qaarada Afrika halkaas oo ay  uga qayb galayaan shir caalami ah . Shirkan waxaa looga hadlayaa arrimaha deegaanka waxaana soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay waxaana bar – bar socda shirar gooni gooni ah oo ay yeelanayaan madaxda qaaradda. Madaxwayaasha ku sugan...