Day: February 1, 2024

Home » Archives for February 1, 2024
Soomaaliya oo hoggaaminaysa dalalka ugu masuqmaasuqa badan Caalamka
Post

Soomaaliya oo hoggaaminaysa dalalka ugu masuqmaasuqa badan Caalamka

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda caalamiga ah ee daahfurnaanta adduunka  ayaa waxay soo saartay warbixinteeda sanadlaha ee ay ku qiimayso heerka musuqmaasuqa adduunka (CPI). Xogtan oo ay sanad walba baahiso hay’adda caalamiga ah ee Transparency ayaa xogtedii ugu dambeeysay ee (Corruption Perception Index) galisay Soomaaliya kaalinta 180-aad halka ay kaalinta 179-aad gashay Venezuela, kaalinta 178-aad na...

WARBIXIN | GAZA oo ay ku dhinteen 27,000  & shir ka socda Paris
Post

WARBIXIN | GAZA oo ay ku dhinteen 27,000  & shir ka socda Paris

Paris (Raxanreeb ) Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaa ka socda dadaalo lagu doonayo sidii xabad joojin ay ugu dhaqan gali lahayd marinka GAZA halkaas oo wali ay ka socdaan duqeymaha ay gaysanayaan diyaaradaha Israa’iil. Dadaaladan oo in mudda ahba socday ayaa ujeedka ahaa in marinka GAZA ay noqoto meel ka caagan colaada isla markaana...

Shabaab oo fursad ka helaya xiriirka xumaaday ee Soomaaliya & Itoobiya.
Post

Shabaab oo fursad ka helaya xiriirka xumaaday ee Soomaaliya & Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo xumaaday ayaa keenay walaac badan oo laga qabo khatarta ku imaan karto amniga wadamada gobolka oo ay ku jiraan labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxa la saadaalinayaa in xiriirka labada dal oo xumaaday durbadiiba ay keentay  in fursad ay helaan kooxda Al- Shabaab oo ay...