Day: February 7, 2024

Home » Archives for February 7, 2024
Madaxwaynihii hore ee Galmudug oo u hanjabay Dowladda Xasan Sheekh.
Post

Madaxwaynihii hore ee Galmudug oo u hanjabay Dowladda Xasan Sheekh.

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay dadka degan dhulka Wasaaradda howlaha guud iyo kan Dabdamiska in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u  baneeyaan. Maanta oo Arbacaha waxaa kulan arintaas looga hadlayo ayaa ka qabsoomay xaafadaha dowladdu ay sheegtay in baneeyo si loo burburiyo guryaha laga dhistay 30kii sanno ee la soo dhaafay. Madaxwaynihii  ...

Waqtigii la deganaan lahaa Dabdamista oo dhamaaday- maxay tahay cabsida jirta?
Post

Waqtigii la deganaan lahaa Dabdamista oo dhamaaday- maxay tahay cabsida jirta?

Muqdisho (Raxanreeb ) waxaa dhamaaday waqti uu booliska Soomaaliya uu sheegay inuu ay ku egtay in la sii deganaando xarunta dabdamiska ee wadada Saybiyaano ee magaalada Muqdisho. Maanta oo Arbaca ah ayaa lagu waday in dadka shacabka ah ay baneeyaan xarunta Dabdamista oo Boolisku uu sheegay in lagu qaban doono howlaha Booliska Soomaaliyeed. Dadka wali...

Xogta suuqa Bakaaraha & dhacdooyin murugo leh oo soo baxaya.
Post

Xogta suuqa Bakaaraha & dhacdooyin murugo leh oo soo baxaya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar dheeraad ah oo ku saabsan  khasaaraha ka dhashay weeraradii hoobiyaasha ah ee lagu qaaday suuqa bakaaraha ayaa sooo baxaya waxaana isbitaalada la dhigay tiro badan oo  dad waxyeelo ay soo gaartay. Tirada dhimashada ayaa la sheegay inay haatan marayso 12, halka dhaawacuna yahay 41, sida ay muujinayso xogta dhaawaca iyo dhimashada...

BOOSAASO : Ciidan ka gadoodsan mushaar oo xirtay waddooyinka.
Post

BOOSAASO : Ciidan ka gadoodsan mushaar oo xirtay waddooyinka.

Bosaaso (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya  in maanta oo arbaca ah ciidan gadoodsan ay isugu soo baxaan waddooyinka magaalada Bosaaso. Ciidankan ayaa la sheegayaa in ay  ka cabanayaan mushaar la’aan soo wajahday bilooyin badan oo aysan helin wax xuquuq ah. Isu socodka dadka & gadiidka ayaa maanta...

MW Xasan Sheekh oo guda  galay wax ka bedelka  Dastuurka KMG -WAJI KALE.
Post

MW Xasan Sheekh oo guda galay wax ka bedelka  Dastuurka KMG -WAJI KALE.

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa guda galay dhammaystirka Dastuurka dalka, iyada oo uu Guddiga Dastuurka la wadaagey in ay Baarlamanka horgeeyaan 14-ka bishan wax-ka-beddelka qodobadii ay hore isugu raaceen Madasha Qaranka. Waxa  ku jira  qodobada  wax ka bedelka mid taabanaya  in xilka Raysal wasaaraha meesha laga saaro, lana sameeyo Madaxweyne ku-xigeen iyo...

Ciidanka Dowladda oo weerar ku qaaday Guriga xildhibaan Xaadoole.
Post

Ciidanka Dowladda oo weerar ku qaaday Guriga xildhibaan Xaadoole.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah weerar ku qaaday guriga xildhibaan Xadaale oo ka mid ah saraakiisha ciidanka  Dowladda Soomaaliya. Ku dhawaad muddo saacado ah ayaa la sheegaya in halkaas rasaas ay isku waydaarsanayeen ciidanka Dowladda ee ka kala tirsanaa ciidanka xaadoole iyo kuwa Dowlada Soomaaliya. Guriga xildhibaanka...

Puntland  oo  hub sharci darra ah  gacanta ku soo dhigtay .
Post

Puntland  oo  hub sharci darra ah  gacanta ku soo dhigtay .

Garoowe (Raxanreeb ) Ciidanka amniga maamulka Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay doon siday hub fara badan oo  sharci darra ah ka dib howlgal ay fuliyeen Hay’adaha amaanka. Sida  wararku  ay sheegayaan  doontaan hubka lagu siday ayaa ahaa  nooca Kaluumaysiga oo lagu raray hubka culculus sida ay sheegeen laamaha amniga  maamulka Puntland. Ciidanka ayaa lagu soo...

Ciidanka Dowladda oo howlgal ka fuliyay Muqdisho.
Post

Ciidanka Dowladda oo howlgal ka fuliyay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidnaka Dowladda Soomaaliya ayaa sacaadihii la soo dhaafay waxay howlgalo ka fuliyeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa la sheegay inu ujeedkiisu ahaa sidii loo xaqiijin lahaa amniga caasimadda oo maalmahan ay ka dhacayeen falal amni darro. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in waddooyin badan oo caasimadda ah ay ka socdaan...