Day: February 23, 2024

Home » Archives for February 23, 2024
DILAL : Aamusnaanta Dowladda & cadaalad raadinta dadka Muqdisho.
Post

DILAL : Aamusnaanta Dowladda & cadaalad raadinta dadka Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka sii socda dilalka loo gaysanayo dadka rayidka kuwaas oo dadka gaysanaya hadana ka baxsanaya magaalada Muqdisho. Saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa ka taagnaa xiisado salka ku haya dad badan oo eheladooda laga dilay kuwaas oo sheegaya in ay dalbanayaan cadaalad. Dilalka qaarkood waxaa la sheegayaa in...

”Madaale Dastuur miyaa loo dirsday ”AWW & Madaale oo is weeraray.
Post

”Madaale Dastuur miyaa loo dirsday ”AWW & Madaale oo is weeraray.

Muqdisho (Raxanreeb ) Isagoo ka hadlayay Golaha shacabka ayaa siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu sheegay in Guddoomiyaha Gobolka uu faraha kula jiro arrimaha Dastuurka. Siyaasigan ayaa sheegay in aysan ahayn wax laga sugayay Guddoomiye Madaalle ka hadalka arrimaha wax ka bedelka Dastuurka taas bedelkeedana ay ka sugayeen inuu wax ka qabto xaaladaha gobolka . ‘’...

Ganacsiga Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi oo dib loo furay.
Post

Ganacsiga Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi oo dib loo furay.

Nairobi (Raxanreeb ) –Maanta oo Jimcaha waxaa dib loo furay sida wararka aan helayno ay sheegayaan goobaha ganacsiga ee suuqa magaalada Islii ee dalka Kenya. Suuqa ayaa xirnaa shalay oo Khamiis ah ka dib markii halkaas ciidanka amniga Kenya ay ka bilaabeen howlgal culus oo ay kula dagaalamayaan caanaha booraha oo sharci darro ka ah...

Halis ku gadaaman Heshiiska ‘’difaaca Badda ‘’ ee Soomaaliya & Tukey.
Post

Halis ku gadaaman Heshiiska ‘’difaaca Badda ‘’ ee Soomaaliya & Tukey.

Muqdisho (Raxanreeb )- Faahfaahino dheeraad ayaa laga helayaa nuxurka heshiiska ay wada gaareen Xasan Sheekh iyo maamulka Turkey ee Erdogan, kaasoo illaa hadda aysan arkin xildhibaannada Soomaaliya. 𝐇𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚𝐧 𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝: Turkey oo haddaba heysta maamulka garoonka iyo dekedda Muqdisho, wax horumar ah oo ay gaarsiiyeenna aan jirin, ayaa hadda heley...

Goormee la qaadayaa wajiga 2aad ee nin lagu eedeyay inuu xaaskiisa gubay ?.
Post

Goormee la qaadayaa wajiga 2aad ee nin lagu eedeyay inuu xaaskiisa gubay ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa todobaadka dambe qaadi doonta kiis aad xasaasi u ah oo la xiriira nin xaaskiisa la sheegay inuu dhawaan ku gubay magaalada Muqdisho. Todobaadka dambe maalinta Isniin ah ayaa markale lagu wadaa in la sii ambaqaado Kiiskan oo aad isha loogu wada haya , iyadoo markaas keliya uu...