Day: February 8, 2024

Home » Archives for February 8, 2024
Conference of the Council of Presidential Candidates, Traditional Elders, and Jubaland Intellectuals in Mogadishu, Somalia
Post

Conference of the Council of Presidential Candidates, Traditional Elders, and Jubaland Intellectuals in Mogadishu, Somalia

Conference of the Council of Presidential Candidates, Traditional Elders, and JubalandIntellectuals in Mogadishu, Somalia. On February 6, 2024, a gathering of the Jubaland Council of Presidential Candidates, Traditional Elders and Politicians was held. The conference was convened to tackle pressing matters impacting the region, focusing on pivotal aspects of the political landscape, security, and the...

Amniga Golaha shacabka oo faraha ka baxaya & xildhibaano cabsanaya.
Post

Amniga Golaha shacabka oo faraha ka baxaya & xildhibaano cabsanaya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq badan ayaa  ka dhashay fadhi Golaha shacabka ay ku lahaayeen xarunta Villa Hargaysa ee magaalada Muqdisho markii gudaha xildhibaanada ay la galeen hub fudud. Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegay in arintan ay keeni karto in aan la isku halayn karin amniga oo khatar ay ku jirto nafta mudanayaasha Barlamaanka...

Xukuumadda Xamse oo magacowday 10 Safiir + Magacyada.
Post

Xukuumadda Xamse oo magacowday 10 Safiir + Magacyada.

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka ee aan wadaagno xiriirka Diblumaasiyadeed. Safiirrada la magacaabay waxa ay kala yihiin: 1. Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadane) 2. Cabdullaahi Maxamed Sheekh Cabdullaahi 3. Cali Cabdi Awaare 4. Cali...

Ciidamo gadoodsan oo xiray saldhiga magaalada Garoowe.
Post

Ciidamo gadoodsan oo xiray saldhiga magaalada Garoowe.

Garoowe (Raxanreeb ) Ciidamo gadoodsan ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo khamiis ah ay xirteen saldhiga magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Sida wararku ay sheegayaan ciidankan ayaa ka cabanaya mushaar la’aan soo wajahday bilooyin badan taas oo keentay in  maanta ay xanibaan shaqadii Saldhiga magaalada . Ciidanka ayaa sidoo kale maanta waxa ay...

PUNTLAND :  Yuu u dhaxeeyay dagaal maanta ka dhacay Raascayr ?.
Post

PUNTLAND :  Yuu u dhaxeeyay dagaal maanta ka dhacay Raascayr ?.

Raascasayr (Raxanreeb ) Warar aan ka helayno degmada Caluula ee gobolka Raas Casayr ayaa sheegaya in dadka ku nool halkaas ay ku waabirsteen  xabad dhacaysa. Wararka ayaa sheegaya in iska hor-imaadkaasi dhexmarayo ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Raas casayr iyo maleeshiya-beeleed ka soo jeeda degaanka Hursale. Ilaa iyo hadda ma cadda waxa sababay iska hor-imaadka...

WARCUSUB : Soomaaliya oo wajahi doonta Internet la’aan.
Post

WARCUSUB : Soomaaliya oo wajahi doonta Internet la’aan.

Sanca (Raxanreeb ) Cabsi badan ayaa laga qabaa in Soomaaliya ay soo wajahdo Internet la’aan ka dib hanjabaadyo ka soo  yeeray kooxaha xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka  Yeman kuwaas oo khatar galiyay marin biyoodka Bada cas . Kooxaha Xuutiyiinta ah ayaa weeraro ku qaaday Maraakiibta  adeegsata  marin biyoodka badda cas iyo gacanka Carabta  waxaana hadda...

WAR aadan ogayn oo ka dhacay magaalada Garoowe- AKHRI.
Post

WAR aadan ogayn oo ka dhacay magaalada Garoowe- AKHRI.

Garoowe (Raxanreeb ) –Ciidanka  amniga maamul goboleedka Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay , shaqsiyaad iibiya waxyaabaha maanka dooriya iyo kuwa isticmaalayay labaduba sida ay sheegeen saraakiisha amniga Puntland. Sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka amniga shaqsiyaadka ay hayaan ayaa laga soo qabtay xaafadaha kala duwan ee magaalada Garoowe , halkaas oo wali ay ka sii...