Tan iyo wixii ka dambeeyey, markii uu Markab jiidhay, buundada isku xidha Washington DC iyo Baltimore, waxaa soo badanaya walaaca laga muujinayo, heerka bedqabka buundooyinka Maraykanka.
Month: March 2024
DF oo billaabeysa bisha April canshuurta VAT
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in la ballaarinayo nidaamka Canshuuraha Qiimaha lagu daray (VAT), laga billaabo 1-da Abril, taas oo lagu sheegay in ay qeyb ka tahay dadaallada lagu kobcinayo dakhli soo saarka iyo xoojinta xasilloonida dhaqaalaha dalka.
Doorasho adag oo maanta ka dhaceysa Turkiga
Maanta oo Axad ah, waxaa 81-ka gobol ee dalka Turkiga ay shacabka u dareeri doonaan codbixinta doorashada Dowladaha Hoose, iyada oo si gaar ah indhaha loogu hayo magaalada ugu dadka badan Turkiga ee Istanbul.
Dr Bilaal ” Aadan Madoobe wuu qiyaamay Digil & Mirifle “
Muqdisho (Raxanreeb )- Dr Mohamed Ibraahim Bilaal oo ka mid ah siyaasiinta KGS ayaa shaaca ka qaaday caawa in Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe uu qiyaanay dadka & Dadka Soomaaliyeed . Waxa uu sheegay Dr Bilaal inuu lumiyay Aadan Madoobe qoondadii Digil & Mirifle ay ku lahaayeen awood qaybsiga dalka , maadama uu si qiyaano...
Baydhabo: Nin Masjid qaraxyo ku weeraray oo la qabtay
Warar dheeraad ah, ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada amniga ka sameeyeen gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta kumeel gaarka ah, ee maamulka goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
PUNTLAND : Kuma jirno dhamaan Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh.
Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaysan ka mid ahayn Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliay ee uu hoggaaminayo Xasan Sheekh Maxamuud. War ka soo baxay Puntland ayaa lagu diiday gabi ahaanba wax ka bedelka Dastuurka ee ay meelmariyeen Barlamaanka Soomaaliya kaas oo wali muran xooggan uu ka taagan yahay. Puntland waxay...
‘’MW Xasan wuxuu dalka u horseeday qalalaase iyo hubanti la’aan”
Muqdisho (Raxanreeb )- Madax hore iyo siyaasiin ayaa sheegay in madaxwaynaha Soomaaliya uu dalka u horseeday qalaalase iyo jid ay adag tahay in laga soo laabto maadama uu qaaday talaabo kala gayn karta shacabka Soomaaliyeed. Qoraal si wada jir ah ay u soo saareen Ra’iisulwasaariyaashii hore Xasan Khayre, Cumar Cabdi rashiid iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi...
Barcad Badeed isku soo dhiibtay ciidamada badda Hindiya
Koox ka tirsan Buurcad badeed Soomaali ah, oo afduub u haysatay dooni kalluumeysi ayaa maanta isku dhiibay ciidamada badda Hindiya, sida ay sheegeen qaar kamid ah warbaahinta, dalkaasi oo soo xiganeyso saraakiil kamid ah, ciidamada badda.
Puntland oo jawaab adag ka bixisay wax ka baddelkii Dastuurka
Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si adag uga falceliyay ansixinta wax ka beddelka Dastuurka oo ay maanta ku dhaqaaqeen xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka, Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo si aqlabiyad leh ku meel mariyay.
Moalimuu ‘’Durbaankii la xado, meel lagu garaaco ayuu rabaa ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Maxamed Ibraahim Maclimuu ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka ayaa dhaliilay habka loo meelmariyay afar cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah. War uu ku daabacay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in wixii maanta ka dhacay Golaha shacabka ay ahaayeen kuwa kala dhantaalaya ummadda Soomaaliyeed Waxa uu xildhibaanku ku yiri...