Day: June 8, 2024

Home » Archives for June 8, 2024
Laftagareen & saraakiil  Itoobiyaan oo ka hadlay arrimo xasaasi ah.
Post

Laftagareen & saraakiil  Itoobiyaan oo ka hadlay arrimo xasaasi ah.

Baydhabo (Raxanreeb )- Madaxweyne Laftagareen Iyo Saraakiisha Ethiopia Ee Howgalka Atmis Oo Kulan Yeeshay. Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga Hadlayey Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed la qaatay Saraakiisha Ciidanka Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka ATMIS, Gaar Ahaan saraakiisha saldhigoodu yahay Magaalada Baydhabo. kulankan ayaa kusoo aadaya waqti...

WARCUSUB | Beelo isku fara saaray Galgaduud & khasaaraha jira.
Post

WARCUSUB | Beelo isku fara saaray Galgaduud & khasaaraha jira.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Dagaal oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo kala dega Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa saaka ka bilowday inta u dhaxaysa deegaanada Laandheer iyo Qalaanqalle oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Dadka deegaanka ayaa noo xaqiijiyay in dagaalka uu yahay mid culus, islamarkaana dhaawacyo la kala geeyay magaalooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq. Maleeshiyaadkaan ayaa horay...