Day: June 9, 2024

Home » Archives for June 9, 2024
Farmaajo & James Swan oo isbedelada socda ka wada-hadlay.
Post

Farmaajo & James Swan oo isbedelada socda ka wada-hadlay.

Muqdisho (Raxanreeb )- James Swan iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku wada hadlay khadka Telefoonka. Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo qoraal kooban kasoo saaray wada hadalka ayaa yiri:- Isagoo sii wada xiriirada uu la samaynayo daneeyayaasha Somaaliyeed ayaa Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan uu khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynihii hore...

Xog & Xaqiiqo :  Shirqoolkii Ceeldheer – Maxaa dhacay ?
Post

Xog & Xaqiiqo :  Shirqoolkii Ceeldheer – Maxaa dhacay ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Xilli hiraaboodkii shalay (Sabti) waxay Shabaabku weerar afar dhinac ah ku qaadeen deegaanka Ceeldheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Waxaa hadda soo baxaya xog muujineysa qaabka weerarku u dhacay, khasaaraha iyo sida loo shirqoolay askarta isugu jirtay ciidamada Turkigu iyo Masar tababareen, qaar ka haray ciidankii laga keenay Eritrea...

MW Xasan Sheekh muxuu ka doonay  dalka Norway ?
Post

MW Xasan Sheekh muxuu ka doonay  dalka Norway ?

Norway (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo muddo saddex maalmood ah. Madaxweynaha ayaa Inta uu ku sugan yahay Oslo, waxaa wadahadallo laba geesood ah la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Norway si loo xoojiyo xiriirka istiraatiijiyadeed ee...

Dhuusamareeb : Beelo ku dagaalamayay Galmudug oo la kala qaaday.
Post

Dhuusamareeb : Beelo ku dagaalamayay Galmudug oo la kala qaaday.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb uu ka helayo deegaano ka mid ah maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in lagu guulaystay kala qaadista laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamayay Galmudug. Dadaal ay sameeyeen xubnaha maamulka Galmudug ayaa suurtagal ka dhigay in laga qaado dhinacyadaas oo ku hubaysan hub culus sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Ciidanka  dowladda...

Post

Towards a Healthier Future: Somalia’s New Food Safety Policy

Food is a daily necessity. Each day, we eat and share meals with our family and friends. Food provides us many essential benefits: it alleviates hunger, provides nutrition, supports growth and facilitates cultural exchange and economic trade. However, all these benefits depend on food safety. It’s not food if it’s not safe. Tragically, unsafe food...

GAZA : Israa’iil maalin keliya ayay Gaza ku dishay in ka badan 20-qof.
Post

GAZA : Israa’iil maalin keliya ayay Gaza ku dishay in ka badan 20-qof.

GAZA (Raxanreeb )- Masuuliyiinta Falastiiniyiinta ee Gaza ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo Falastiiniyiin ah lagu dilay, weerar isugu jiray cirka, dhulka iyo badda oo ay Isra’il shalay ku qaadday bartamaha Gaza. Saraakiisha ayaa ku tilmaamay weerarkaan kii ugu dhiig-daadashada badnaa tan iyo marki uu billowday duullaanka ay Isra’il ku qaadday Gaza muddo...

Galmudug oo baajinaysa in dhiig kale uu ku daado, deegaanadeeda.
Post

Galmudug oo baajinaysa in dhiig kale uu ku daado, deegaanadeeda.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Waxaa soo baxaya –baaqyo is daba joog ah oo loo dirayo dhinacyada ku dagaalamaya deegaano ka mid ah maamul goboleedka Galmudug. Beelahan oo ka soo jala jeeda , Caabudwaaq iyo Xeraale oo dagaalkan dhaxmaraya ayaa loogu yeeray in ay isku yimaadaan miiska wada- hadalka si dhibaatadan jirta loo soo afjaro. Madaxwaynaha maamul...

Shabaab dilal ka fuliyay degmada Dhadhaab ee ismaamulka Garissa.
Post

Shabaab dilal ka fuliyay degmada Dhadhaab ee ismaamulka Garissa.

Nairobi (Raxanreeb )- Xaalado cabsi leh ayaa ku xeeran toogasho lagu dilay afar qof oo ka mid ahaa shaqaale dhisayay isbitaal ku yaalla tuulada Bogyar oo hoos-taagta degmada Dhadhaab ee ismaamulka Garissa.  Booliska Kenya ayaa sheegay in ay baarayaan dhacdadan oo habeenimadii xaley lagu dilay afarta qof xilli ay ku sugnaayeen goob dhismo ay ka...