Laascanood (Raxanreeb )- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo iyo Masuuliyiinka kale ayaa 33 sano ka dib magaalada Laascaanood ka daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee ay qaadeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr Maxamed Cabdi Shiine, ayaa daahfurka Imtixaankan ku tilmaamay taariikhi ah oo deegaanadaas oo ay ku dhowaad 20 sano Soomaaliland maamulaysay...
Day: June 22, 2024
HARGAYSA : Somaliland Imtaxaanka Qaranka oo la daah-furay.
Hargaysa (Raxanreeb )- Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa Hoose/dhexe Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay bilowga imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo Siddeedaad ee dugsiyada Hoose Dhexe oo maanta dalka si rasmi ah uga bilaabmay. Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada...
Galmudug oo tiri ‘’ Lama jari karo , dhirta si dhuxul loogu dhigto ‘’.
Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Maamulka Galmudug ayaa bilaabay in uu tilaabo ka qaado dadka sida sharci daro ah dhuxusha uga shida dhirta deegaanada gobolka Mudug ka dib markii dhawaan wareegto kasoo baxday lagu mamnuucay. Gudoomiyaha deegaanka Dowgaab ee gobolka Mudug Maxamed Axmed Sheekh Cusmaan iyo laamaha amniga deegaanka ayaa gubay qoryo si sharci daro ah looga...
Macawiislayda oo weerar culus ku qaaday kooxda Al-Shabaab
Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in maanta ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ay howlgal ka sameeyeen degmada Ruun Nirgood iyo deegaanada hoos yimaada ee gobolkaasi.
Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Gaza
Ciidamada Isra’il ayaa duqeymo culus Jimcihi shalay ku garaacay deegaanno ka tirsan koofurta iyo bartamaha Marinka Gaza, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 45 qof oo Falastiiniyiin ah, sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal iyo ilaha caafimaadka Gaza.
DFS oo ka hadashay tallaabadii Midowga Afrika
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo jawaab ka bixisay tallaabada Midowga Afrika, ayaa soo dhaweysay go’aanka Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee ururkaasi oo aqbalay codsiga Soomaaliya ee ku aadan bixista ATMIS.
37-kun oo ardey oo u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare.
Muqdisho (Raxanreeb )- Ardayda Dugsiyada sare ee dalka ayaa saaka u fariisanaya Imtixaanka shahaadiga ah oo ay qabanayso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Soomaliya, kaas oo sanad waliba wasaaraddu qaado. In ka badan 37-kun oo arday ayaa galaysa Imtixaanka, oo ka bilaabanaya xarumo ku yaalla Muqdisho, Galmudug, Koofur Galbeed, SCC Khaatumo, Hirshabeelle iyo...