Day: June 24, 2024

Home » Archives for June 24, 2024
DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo gudaha & dibadda.
Post

DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo gudaha & dibadda.

Muqdisho (Raxanreeb)-Isku dhacyo u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo arday loo diiday inay galaan imtaxaanka oo ka dhacay maanta magaalada Muqdisho. 7 qof ayaa la dilay, halka 100 kalena waa la afduubtay kaddib markii rag hubeysani ay weerar ku qaadeen dad reer miyi ah oo ku nool gobolka Katsina ee waqooyi-galbeed ee Nigeria. Qodobadaas & kuwo...

Post

SJS stands in solidarity with VOA, urges Somalia’s info ministry to cease obstructing the truth and suppressing free media

MOGADISHU, Somalia 22 June, 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) stands firmly with the Voice of America’s (VOA) for their factual reporting on Somalia affairs in the midst of growing pressure and threats against independent journalists working on the ground in Somalia. We condemn the Somali federal ministry of information’s unfounded attack on VOA’s reporting...

MW Xasan ‘’Ma diidani in Itoobiya ay isticmaasho baddeena laakiin…’’
Post

MW Xasan ‘’Ma diidani in Itoobiya ay isticmaasho baddeena laakiin…’’

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo  Isniin ah waxa uu markale ka hadlay , khilaafka Soomaaliya kala dhaxeeya ,  dalka Itoobiya oo ay deris yihiin  Soomaaliya. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa sheegay in aysan marnaba diidanayn in Itoobiya ay adeegsato badda Soomaaliya hase ahaatee ay u soo marayso waddo qaldan...

Wasaaradda waxbarashada oo digniin u dirtay ardayda Muqdisho.
Post

Wasaaradda waxbarashada oo digniin u dirtay ardayda Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb)- Maanta waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dibadbaxyo ay dhigeen arday loo diiday in ay xaadiraan imtaxaanka dowladda ay qaadayso. Dibadbaxaas ayaa sababay in wadooyinka qaar ay xanibaan ardayda ka gadoodsan in laga xirto albaabada ka dib markii la sheegay in ay ka soo daaheen waqtiga imraxaanka. Ardayda qaarkood ayaana...

Nigeria  : Booka Xaaraam oo Naigeria Ku Dishay 7
Post

Nigeria  : Booka Xaaraam oo Naigeria Ku Dishay 7

Nigeria  (Raxanreeb )- 7 qof ayaa la dilay, halka 100 kalena waa la afduubtay kaddib markii rag hubeysani ay weerar ku qaadeen dad reer miyi ah oo ku nool gobolka Katsina ee waqooyi-galbeed ee Nigeria, dadka deegaanka iyo booliiska ayaana sheegay in weerarkani uu dhacay xilli habeennimo. ah, islamarkaana lala beegsaday qoysas reer guuraa ah....

Puntland & Galmudug oo digniin adag u diray beelo dagaalamaya.
Post

Puntland & Galmudug oo digniin adag u diray beelo dagaalamaya.

Gaalkacyo (Raxanreeb )- Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u dhaxeyay laba maleeshiyo beeleed kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Waxaa socda dadaalo ku aaddan sidii loo damin lahaa colaadda labada beel, taasoo galaafatay nolasha dad u badan dhinacyada dagaalamaya. Guddoomiyayayaasha gobolka...

Malleeshiyo 15 qof ku dishay Ruushka
Post

Malleeshiyo 15 qof ku dishay Ruushka

In ka badan 15 askari oo boolis ah iyo dhowr qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar ay malleeshiyo hubeysan Axaddii shalay la beegsatay gobolka koofureed ee Jamhuuriyadda Dajestan ee dalka Ruushka.

Saddex qof oo ku geeriyootay shil ka dhacay Somaliland.
Post

Saddex qof oo ku geeriyootay shil ka dhacay Somaliland.

Hargaysa (Raxanreeb )- Saddex qof ayaa xalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Dilla ee gobalka Awdal Somaliland. Shilka ayaa dhacay Kaddib markii ay isku dhaceen gaari Fitsa ah iyo Bajaaj marayay meel udhow saldhigga degmada. Saddexda qof ee geeriyootay ayaa la sheegay in ay saarnaayeen mootada. Saacadahii la soo dhaafay Somaliland dad...