Day: June 28, 2024

Sarkaal katirsan Booliska Soomaliya oo lagu dilay Muqdisho
Post

Sarkaal katirsan Booliska Soomaliya oo lagu dilay Muqdisho

Rag ku hubeysnaa Bustoolado ayaa waxaa la sheegay in xaafad katirsan degmada Dharkenley ee Gobolkan Banaadir inay ku dileen Sarkaal katirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya. Sarkaalka Alle ha u naxariistee ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Muuse Xaahi Cumar , waxaana la sheegay in raggii dilka u geystay oo dhowr xabadood kaga dhuftay qeybaha sare ee jirskiisa...

Jubbaland oo shaacisay Go’aan dalka looga saarayo Al-Shabaab
Post

Jubbaland oo shaacisay Go’aan dalka looga saarayo Al-Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Amniga ee dowlad Goboleedka Jubbaland Janeraal Yuusuf Xuseen Cismaan ( Dhuumaal) ayaa sheegay in Koonfurta Soomaaliya xilligaan ay ka socdaan howlgallo lagula dagaalamayo Kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ay wadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada. Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in loo baahan yahay in la iska kaashado...

Mareykanka oo ku dhawaaqay War ka farxiyay dowladda Soomaaliya
Post

Mareykanka oo ku dhawaaqay War ka farxiyay dowladda Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb) Mareykanka waxaa laga yaaba inuu sare u qaado joogitaankiisa militari ee gudaha Soomaaliya , sababo la xiriira horumarada ay sameynayaan kooxda Daaciish, sida laga soo xigtay taliyaha howlgalka Mareykanka ee Afrika, Jen. Michael Langley oo hadal ka jeediyay kulan looga hadlay ammaanka oo ka dhacay Botswana.  Wuxuu taliyaha intaas ku daray ;...

Wasiiro ku baxay dagaal Beeleedka Gobolka Mudug
Post

Wasiiro ku baxay dagaal Beeleedka Gobolka Mudug

Mudug ( Raxanreeb) Kulan hordhac ah oo ay isugu yimiddeen  masuuliyiin ka kala socday maamullada   Galmudug  iyo  Puntland oo ay kala  hogaaminayeen, Wasiirro kala socday labada maamul kuwaas oo kala ah Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta sare iyo Wasiirka Maaliyadda Puntland, wasiirka amniga Galmudug iyo Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Galmudug ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. Shirka...

Weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada ATMIS iyo dagaal ka dhacay
Post

Weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada ATMIS iyo dagaal ka dhacay

Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb) Dagaal xoogan oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saacadihii la soo dhaafay wuxuu ka dhacay degaanka Danow ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Uganda ee kamid ah howlgalka ATMIS & Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada...