Month: June 2024

FARMAAJO ‘’Hala joojiyo dagaal beeleedyada dalka ka socda ‘’.
Post

FARMAAJO ‘’Hala joojiyo dagaal beeleedyada dalka ka socda ‘’.

Doha (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka jira waqtigan meelo badan oo Soomaaliya. Hadalkan ayuu ku soo aaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hambalyada munaasabada maalmaha xoriyadda dalka oo si wayn ugu qabsoomay meelo badan oo dalka ah. Farmaajo ayaa sheegay in todabaadkan ay waajib...

Sawirro: Xasan Sheekh oo ka qeyb  galay munaasabadda 26-ka Juun
Post

Sawirro: Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda 26-ka Juun

Muqdisho (Raxanreeb) — Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay adkeystaan shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana ay u midoobaan midnimada iyo madaxbannaanidooda, isagoo sheegay in dowladdu ay ka go’antahat ilaalinta qaranimada iyo jiritaanka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan...

Mareykanka oo ka walaacsan kororka kooxaha xagjirka.
Post

Mareykanka oo ka walaacsan kororka kooxaha xagjirka.

NewYork (Raxanreeb )- Kooxaha xagjirka ah ee rabshadaha wata ee la xiriira al-Qaida ayaa ku sii kordhaya baaxadda iyo saamaynta guud ahaan Afrika, taasoo kor u qaadaysa welwelka ah inay horumariyaan xeeladahooda, waxay weerari karaan Mareykanka ama xulufada reer Galbeedka. Mas’uuliyiinta difaaca iyo ciidamada Mareykanka ayaa sharaxay khataraha iyo welwelkooda ku saabsan xasilooni darrada sii...

Amar dowladda oo la jabiyay & rasaas badan oo Muqdisho ka dhacaysa.
Post

Amar dowladda oo la jabiyay & rasaas badan oo Muqdisho ka dhacaysa.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay munaasabada maalinta 26-ka Juun oo ku beegsan 64 sanno guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliya ay ka xorowday gumaystaha Ingiriiska. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxaana waddooyinka la dhigay  ciidamo fara badan si ay u xaqiijiyaan amniga inta ay socoto munaasabadda. Taliska  ciidanka booliska Soomaaliyeed...

Warka Raxanreeb , waxaa ku jiro qodobo muhiim , sida dil fool xun oo ka dhacay Muqdisho &  qodobo kale
Post

Warka Raxanreeb , waxaa ku jiro qodobo muhiim , sida dil fool xun oo ka dhacay Muqdisho &  qodobo kale

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxa  24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacayay dilal fool xun kuwaas oo ay ka argagaxeen dadka Muqdisho. Waxaa kaloo idin haynaa Marka sida shidaalka dabiiciga ah (LNG) ayaa ku gooashay badda cas maalmo uun ka dib markii dagaalyahanada Xuutiyiinta ee fadhigoodu yahay Yemen Qodobadaas & kuwo kale ku...

GAZA :  Shaqaalle samafal oo la dilay & weeraro oo dhacay.
Post

GAZA :  Shaqaalle samafal oo la dilay & weeraro oo dhacay.

GAZA (Raxanreeb )- Ciidanka Israel ayaa weerar ka dhacay Qasa ku dishay tiro dad ah reer Falastiin ah oo sidoo kale ay ku jiraan ilaalada baabuurta gargaarka, kadib markii la weeraray dad mucaawino doon ah oo ku sugnaa deegaanka Khan Younis Dadka la dilay ayaa ayaa tiro ahaan gaaray dhowr 10 ruux ruux, waxaana la...

Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay Ku Leeyihiin Amniga Dalka iyo Xasilloonidiisa
Post

Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay Ku Leeyihiin Amniga Dalka iyo Xasilloonidiisa

Muqdisho (Raxanreeb )- Amniga dalkeenna waxa uu muddo dheer ka mid ahaa caqabadaha ugu waaweyn ee horyaalla bulshada Soomaaliyeed, iyadoo dhibaatada amni ay saameyn ku yeelatay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, sida; waxbarashada, caafimaadka iyo guud ahaan baahiyaha aas-aasiga ee nolosha oo amnigu uu saldhig u yahay, iyada oo ay sidaa tahay ayaa haddana...