Dowlada Itoobiya ayaa diiday qorshe uu u soo bandhigay wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo hoggaaminaya wafdiga ka socda Soomaaliya. Qorshahaas oo ah in itoobiya dekad laga siiyo magaada hobyo ee gobolka Musug, balse Itoobiya ay ka biyo diiday. Wadahadalada ka socda dalka turkiga ee u dhexeeya somaliya iyo itoobiya ayaa qarka u...
Month: June 2024
Khasaaraha Qarax ka dhacay Beledwayne oo kordhay – Maxaa caawa ka jira Beledwayne ?
Raxanreeb (Beledwayne ) – Waxaa lagu soo waramayaa inuu kordhacay caawa khasaaraha ka dhashay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan. lix qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax galabta ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan halka ugu yaraan 10 kalena ay ku dhaawacmeen....
Puntland oo diiday in ay xirto Qunsuliyada Itoobiya ee Garowe
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo la hadlay warbaanta ayaa ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah kuwaas oo ku aadan Itoobiya iyo ka maamul ahaan xiriirka ay la leeyihiin.
Booliska Soomaaliya oo Caawa digniin culus soo saaray
Muqdisho ( Raxanreeb) Booliska Soomaaliya ayaa ku celiyay diginin ay horey u soo saareen oo la xiriirta xabadaha la rido xiliyada dabaaldegga. Caawa oo Soomaaliya looga dabaal degayo xornimadii gobollada Koonfureed ka qaateen isticmaarkii taliyaaniga iyo midowgii gobollada waqooyi iyo kuwa koonfureed ayaa loogu baaqay ciidamada iyo dadweynaha inay ka fogaadaan in rasaas la rido,...
Qarax lagu weeraray Xerada Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne iyo Dad ku dhintay
Beledweyne ( Raxanreeb) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xoogan oo jugtiisa si weyn looga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Baledweyne oo ka dhacay xaafada Howlwadaag ee Galbeedka Beledweyne. Qaraxaan oo dhacay gabal dhacii maanta ayaa lasoo warinaya inuu ka dhacay meel u dhaw Xero ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS...
PUNTLAND : Imaaraadka oo si buuxda ula wareegay dekadda Garacad.
Garoowe (Raxanreeb ) –Imaaraadka Carabta ayaa la wareegaya Dekedda ay Soomaalidu maalgashatay ee Garacad, sida ay xaqiijisay Shirkadda Wadaagsan ee gacanta ku haysa dekedda oo tilmaantay in ay wada-hadal kula jirto shirkad laga lee yahay dalka Imaaraadka, oo raadinaysaa maalgelinta dekedda. Guddoomiyaha shirkadda Wadaagsan Warsame Axmed Shiddo oo hadal kooban warbaahinta siiyay ayaa sheegay: “Waxaa...
XURAANSI : Adis Ababa oo dagaal kaga soo furmaya Axmed Madoobe & kulama ka socda.
Adis Ababa (Raxanreeb )- Magaalada Adisababa waxaa ku sugan xubno ka tirsan mucaaradka maamulka Jubbaland oo ay hoggaaminayaan Cabdi Cali Raage iyo Cabdirashiid Janan Joogitaankooda Adis Ababa ayaa lagu sheegay inay goobayaan xariir siyaadeed ka helaan Dowladda Itoobiya sida ay sheegayaan xogaha la helayo. Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland ayaa goobaya goobo saldhig siyaasadeed u...
DAAWO Warka Raxanreeb : Wada-hadallo DFS & Itoobiya ugu furmaya Ankara & qodobo kale.
Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyay xillga rasmiga ah ee la furayo kalfadhiga 5-aad ee yeelanayaan xildhibaanada labada Aqal. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen...
Waqtiga uu furmaayo Kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka labada Aqal oo la shaaciyay
War-saxaafadeed oo ay si wadajir ah ay usoo saareen Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay in Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka 11aad uu furmo maalinta Sabtida ah ee ku beegan 06/07/2024. Hoos Ka Akhriso qoraalka Guddoonka labada Aqal.
Maleeshiyaad ku dagaallamay Mudug oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo u dhaxeeya labo beelood oo walaalo ah, kaas oo ka dhacay gobolka Mudug, halka uu geeystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.