Month: June 2024

Nigeria  : Booka Xaaraam oo Naigeria Ku Dishay 7
Post

Nigeria  : Booka Xaaraam oo Naigeria Ku Dishay 7

Nigeria  (Raxanreeb )- 7 qof ayaa la dilay, halka 100 kalena waa la afduubtay kaddib markii rag hubeysani ay weerar ku qaadeen dad reer miyi ah oo ku nool gobolka Katsina ee waqooyi-galbeed ee Nigeria, dadka deegaanka iyo booliiska ayaana sheegay in weerarkani uu dhacay xilli habeennimo. ah, islamarkaana lala beegsaday qoysas reer guuraa ah....

Puntland & Galmudug oo digniin adag u diray beelo dagaalamaya.
Post

Puntland & Galmudug oo digniin adag u diray beelo dagaalamaya.

Gaalkacyo (Raxanreeb )- Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u dhaxeyay laba maleeshiyo beeleed kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Waxaa socda dadaalo ku aaddan sidii loo damin lahaa colaadda labada beel, taasoo galaafatay nolasha dad u badan dhinacyada dagaalamaya. Guddoomiyayayaasha gobolka...

Malleeshiyo 15 qof ku dishay Ruushka
Post

Malleeshiyo 15 qof ku dishay Ruushka

In ka badan 15 askari oo boolis ah iyo dhowr qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar ay malleeshiyo hubeysan Axaddii shalay la beegsatay gobolka koofureed ee Jamhuuriyadda Dajestan ee dalka Ruushka.

Saddex qof oo ku geeriyootay shil ka dhacay Somaliland.
Post

Saddex qof oo ku geeriyootay shil ka dhacay Somaliland.

Hargaysa (Raxanreeb )- Saddex qof ayaa xalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Dilla ee gobalka Awdal Somaliland. Shilka ayaa dhacay Kaddib markii ay isku dhaceen gaari Fitsa ah iyo Bajaaj marayay meel udhow saldhigga degmada. Saddexda qof ee geeriyootay ayaa la sheegay in ay saarnaayeen mootada. Saacadahii la soo dhaafay Somaliland dad...

Argagax : Macalin Dugsi Qur’aan iyo Xaaskiisa oo lagu dilay galgaduud.
Post

Argagax : Macalin Dugsi Qur’aan iyo Xaaskiisa oo lagu dilay galgaduud.

Dhuusmareeb( Raxanreeb ) –Koox hubeysan ayaa xalay dil ugu geystay deegaanka Bulacle oo Dhuusamareeb hoostaga, Macalin dugsi Qur,aan iyo xaaskiisa. Wararka ayaa tibaaxaya in Macalinka la dilay iyo xaaskiisa ayaa dhawaan aqal galay oo ay ahaayeen qoys cusub. Dilkaan ayaa lala xiriiriyay aano qabiil. horay deegaankaan waxaa uga dhacay dilal loo geystay dad bulshada muhiim...

Muqdisho oo caawa kala go’an + sababta.
Post

Muqdisho oo caawa kala go’an + sababta.

Muqdisho (Raxanreeb )-Magaalada Muqdisho waxaa xalay saqdii dhexe illaa haatan ka da’ay roob lixaad leh oo isku socadka dadka iyo gaadiidka, iyo guud ahaan dhaqdhaqaaqa magaalada saameyn weyn ku yeeshay, xilli lagu jiro bilaha Xagaaga. Roobka oo ku dhawaad 6 saacadood xariir ah magaalada ka da’ay ayaa ah mid kamida roobabkii ugu xooganaa ee sanadahan...