Month: June 2024

Goormuu bilowday mashruuca qubuuro faagista Soomaaliya ?
Post

Goormuu bilowday mashruuca qubuuro faagista Soomaaliya ?

Muqdisho ( Raxanreeb )-𝐉𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟎𝟓: Kooxda Shabaab ayaa bilawday faagista qubuurihii Talyaaniga ee ku yaallay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Lafaha iyo madaxyo dad ayaa maalmo ka bacdi lagu arkay xaafado ka tirsan Muqdisho, sida aagga Garoonka Muqdisho. Goobta waxaa markii danbe laga dhigay xero lagu tababaro maleeshiyaadka Shabaabka. 𝟐𝟎 𝐃𝐢𝐬𝐞𝐦𝐛𝐚𝐫 𝟐𝟎𝟎𝟖: Shabaab ayaa bililiqaystay...

Sawirro: Golaha Wasiirrada oo ansaxiyay hindise-sharciyeed muhiim u ah dalka
Post

Sawirro: Golaha Wasiirrada oo ansaxiyay hindise-sharciyeed muhiim u ah dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay warbixin ku saabsan bixitaanka ciidanka ATMIS iyo qorshaha u diyaar garowga Ciidanka Qaranka uu kula wareegi lahaa mas’uuliyadda amniga guud ee dalka, marka ay baxaan bisha Diseember 2024.

Ruushka iyo Belarus oo bilaabay dhoolatus ay Wadajir  ah.
Post

Ruushka iyo Belarus oo bilaabay dhoolatus ay Wadajir  ah.

Moscow (Raxanreeb )- Ruushka iyo Belarus ayaa bilaabay wajigii labaad ee dhoolatuska hubka nukliyeerka , taas oo qayb ka ah dadaalka Moscow ee lagu niyad jabinayo reer galbeedka si ay u joojiyaan taageerada Ukraine. Ruushka ayaa dhoolatuskan ku dhawaaqay bishii hore, kadib markii madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu sheegay in uusan meesha ka saari doonin...

ATMIS oo u diyaargaroobaysa dagaal ka dhan ah AS.
Post

ATMIS oo u diyaargaroobaysa dagaal ka dhan ah AS.

Jowhar (Raxanreeb )- Col. Oscar Hatungimana, oo ah Taliyaha Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa booqasho ku tagay Saldhigga Ciidanka Xoogga Dalka ee Ceel-Gelow (FOB). Booqashadu waxay ujeedadeedu ahayd in lagu qiimeeyo diyaargarowga soo socda ee wejiga 3 ee dhimista ciidamada, oo loo qorsheeyay dhammaadka Juun 2024. Wajiga...

GAROOWE : Puntland oo ka hadashay dil cara badan dhaliyay.
Post

GAROOWE : Puntland oo ka hadashay dil cara badan dhaliyay.

Garoowe (Raxanreeb )- Wasaaradda amniga Puntland ayaa bayaan ay soo saartay ku cadeysay dil dhowaan magaalada Garoowe loogu gaystay Marxuum Axmed Saxane Cabdi oo kamid ahaa dadka deegaanka, kaas oo uu dilkiisu dhaliyay caro farabadan. Sidoo kale, bayaanka kasoo baxay wasaaradda amniga Puntland ayaa lagu sheegay in marxuumka uu ku baxay gacanta ciidamada amniga Puntland,...

MD Xasan Sheekh & Amiirka Qatar oo arrimo muhiim ka wada-hadlay.
Post

MD Xasan Sheekh & Amiirka Qatar oo arrimo muhiim ka wada-hadlay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefoonka wadahadal miro dhal ah kula qaatay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani. Sida ay sheegtay Villa Soomaaliya labada masuul waxa ay diiradda saareen xoojinta iskaashiga labada dal. Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale kaga mahadcelisay dowladda Qatar taageerada...

Sanbaloolshe oo gaaray Maxaas
Post

Sanbaloolshe oo gaaray Maxaas

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay wafdigan.