Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta oo Khamiis ah dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa. Sida ay inoo sheegeen dad ku sugan magaalada Dhuusamareeb waxaa dadkaas la toogtay Saldhigga Booliiska looga qaaday gadiid waxaana goobta ku sugnaa ehelada iyo masuuliyiinta maamulka Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax...
Month: June 2024
Golaha wasiirada oo sharci muhiim ah meelmariyay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Heshiis Is-afgarad ee la xiriira Iskaashiga Siyaasadda oo ay wada gaareen dalalka Soomaaliya iyo Norwey. Shirka oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed...
Xamsa Cabdi & dhigiisa Han Duck maxay ka wada-hadleen ?- Nuxurka.
Seoul (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo abuuri lahaa iskaashi ku qotoma danaha ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed. Labada Ra’iisul Wasaare, ayaa isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay...
Denmark, Greece, Pakistan, Panama and Somalia are set to get seats on the UN Security Council
UNITED NATIONS — Denmark, Greece, Pakistan, Panama and Somalia were set to get seats on the U.N. Security Council in a secret ballot Thursday in the General Assembly. The 193-member world body is scheduled to vote to elect five countries to serve two-year terms on the council. The 10 non-permanent seats on the 15-member council...
Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka Soomaliya (DFS) ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud oo 2 sano jirsatay waxaa dul hoganaya mowjado siyasadeed, dhaqaale, iyo nabadgelyo oo khatar ku ah geedisocodka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Tilmaamaha mowjadahaas waxaa ka mid ah: 1. Hakadka iyo Walaaca Xoogan ee laga qabo Gulufka Ciribtirka Al Shabab wejigii kowaad ee Hirshabelle iyo...
Soomaaliya oo guul ka garaysa Q.M – Maxay ka dhigan tahay ?
NewYork (Raxanreeb )- Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay xubin aan joogto ah ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, marka ay dhacdo codbixintii golaha guud ee Qaramada Midoobay. Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York waxaa ku sugan wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Axmed...
PUNTLAND : Ciidamada PSF oo war Kasoo saartay eedeyn uga timid booliska.
Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidamada Difaaca Puntland ee PSF ayaa war qoraal ah kasoo saaray afduub lagu sameeyey afhayeenka ciidanka PSF, Maxamuud Jamaal iyo eedaymo uu ciidankaasi u jeediyey Taliyaha Booliska Puntland, Gen. Muumin Cabdi Shire. Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska PSF ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin eedeynta uu taliyaha ciidanka booliska usoo jeediyay,...
Nin hubeysan oo rasaas ku furay safaaradda Mareykanka ee Lubnaan
Nin hubeysan ayaa Arbacada maanta ah rasaas ku furay safaaradda Mareykanka ee Lubnaan, waxaana uu ku dhaawacmay rasaas ay is-weydaarsadeen ciidamada ammaanka, sida ay sheegeen ciidamada Lubnaan.
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo u digay xukuumadda Muuse Biixi
Guddiga doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, uga digay fara gelin sharci darro ah oo ay ku hayaan shaqooyinka Komishanka doorashooyinka Somaliland.
Soomaaliya oo laga daah furay mashruuca biyo xireenka Sabuun
Maanta waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka HirShabelle, laga daah furay mashruuca Biyo xireenka Sabuun, kaasi oo wax weyn ka beddeli doona nolosha in ka badan 300 kun oo beeraley Soomaaliyeed ah.








