Day: July 3, 2024

Bannaanbaxyada Kenya oo xoogeystay iyo xaaladda oo cakiran
Post

Bannaanbaxyada Kenya oo xoogeystay iyo xaaladda oo cakiran

Bannaanbaxyo kale oo rabshado watay ayaa Talaadadi shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Nairobi. Booliska ayaa adeegsaday suntan dadka ka ilmeysisa isla markaana dacwado ku soo oogay dibadbaxayaal dhagxaan ku tuurayay bartamaha magaalada Nairobi, si ay isugu dayaan in ay xakameeyaan rabshadihi ugu ballaarnaa ee...