Day: July 16, 2024

Home » Archives for July 16, 2024
Cabdiraxmaan ‘’ Dowladda ha qaado masuuliyada wiixi ka dhacay Caabudwaaq ‘’- Falcelin.
Post

Cabdiraxmaan ‘’ Dowladda ha qaado masuuliyada wiixi ka dhacay Caabudwaaq ‘’- Falcelin.

Muqdisho (Raxanreeb )- Siyaasiga Cabdiraxamaan Cabdishakuur ahna mudane ka tirsan Barlamaanka ayaa si adag uga hadlay hub fara  badan oo galay gacanta shacabka degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud. Waxa uu  yiri Cabdiraxmaan  lagma aqbali karo  madaxda dowladda inay isaga aamusaaan masiibada ka taagan degmada Caabudwaaq. ‘’Madaxda laanta fulinta ee Dowladda Federaalka, Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha...

SOOYAAL | Paul Kagame oo markale loo doortay madaxwaynaha Rwanda.
Post

SOOYAAL | Paul Kagame oo markale loo doortay madaxwaynaha Rwanda.

Kigali (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Ruwanda Paul Kagame ayaa markii afraad noqday Madaxweynaha dalka Rwanda, isaga oo heley codad ka badan 99%, iyada oo aysan xataa 1% helin musharrixiintii la tartamay. Madaxwaynaha Rwanda ee markale la dootay ee Kagame wuxuu xilka hayaa  mudd ku siman 24 sanno . Kagame, oo hogaaminayay jabhadda Jabhadda Patriotic Front ee...

JUBBALAND | magaalada Kismaayo  oo lagu toogtay 5 nin oo ka tirsnaa AS.
Post

JUBBALAND | magaalada Kismaayo  oo lagu toogtay 5 nin oo ka tirsnaa AS.

Kismaayo (Raxanreeb )- Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa  kooxda Argagixisada kuwaas oo horay magaalada Kismaayo uga gaystay dilal kala duwan. Xubnahan ayaa  ka qeyb ahaa sida Maxakamdu ay sheegtay kooxda Al- Shabaab  isla maraana u qaabilsanaa dilalka qorshaysan ee madax jabiska. Gacan...

Muxuu  daarnaa socdaalka Guddoonka Barlamaanka Puntland ku tagay Qardho ?
Post

Muxuu  daarnaa socdaalka Guddoonka Barlamaanka Puntland ku tagay Qardho ?

Qardho (Raxanreeb )- Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada DPL Mudane Maxamed Baari Shire oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada ayaa Kormeer iyo xog waran guud ku soo maray Magaalada Qardho. Weftiga Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka waxaa ku soo dhaweeyey Qardho Guddoomiyaha Gobolka Karkaar, Duqa Degmada, Taliyaha qaybta Booliiska iyo xubno kale. Waxaana weftigu ay...