Day: July 10, 2024

Home » Archives for July 10, 2024
Carruur Walaalo ah oo ku geeriyooday qarax Miino
Post

Carruur Walaalo ah oo ku geeriyooday qarax Miino

Inta la xaqiijiyay laba carruur walaalo ahaa ayaa ku geeriyooday halka mid kale uu ku dhaawacmay kadib markii ay miino qula qaraxday Dhul miyihi ah oo kuyaalla degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Dhacdooyinka noocan ah ayaa in badan deeganada hoos yimaada Xeraalle kusoo laab-laabatay Mano jirto wax wacyi-galin iyo ka hortag kale ah oo laga...

Dhalinyaro Soomaali ku xirneyd dalka Libya oo Muqdisho la keenay
Post

Dhalinyaro Soomaali ku xirneyd dalka Libya oo Muqdisho la keenay

Lix dhallinyaro Soomaali ah oo muddo sannado ah ku xidhnaa dalka Libya ayaa maanta dib loogu soo celiyey magaalada Muqdisho ka dib markii sii deyntooda ay ka wada shaqeeyeen dawladda Soomaaliya oo kaashanaysa Haayaddaha xaquuq Iinsaanka. Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhalinyaradaan kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya. Sannadadii la soo dhaafay...

Somaliland oo ku hanjabtay in ay iska difaacayso cadow isku soo bahaystay
Post

Somaliland oo ku hanjabtay in ay iska difaacayso cadow isku soo bahaystay

Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in loo diyaar garoobo difaaca Somaliland iyo doorashooyinka mudaysan 13 November. Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirada Somaliland yeesheen oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga soo saaray go’aamo ay kamid yihiin difaaca Somaliland iyo qabashada doorashooyinka. “Goluhu wuxuu caddeeyey in doorashada wakhtigeedii lagu qabanayo,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kedis ku tegay Wasaaradda Gaashaandhigga Ammarna siiyay…
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kedis ku tegay Wasaaradda Gaashaandhigga Ammarna siiyay…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Hoggaanka Wasaaradda iyo Ciidanka Xoogga. Saraakiisha ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixinihii ugu danbeeyey ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan xoreynta deegaanno ka tirsan Jubbaland oo lagu guuleystay. Saraakiisha ayaa Madaxweynaha waxay u soo bandhigeen...

WARCUSUB | Dad rayid oo lagu laayay Sh. Hoose & dhaawacyo la keenay Muqdisho.
Post

WARCUSUB | Dad rayid oo lagu laayay Sh. Hoose & dhaawacyo la keenay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar hoobiyaal ah oo  dad badan oo rayid ah lagu dilay kaas oo ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay deegaan hoos yimaada deegaanka Bariiri halkaas oo ay ku  dhinteen dadka  ugu badan  halka tiro kale ay ku dhawacmeen....

XOG CUSUB:- Hoggaamiyaha Daacish-ta Soomaaliya oo la ogaaday in uu nool yahay xilli…
Post

XOG CUSUB:- Hoggaamiyaha Daacish-ta Soomaaliya oo la ogaaday in uu nool yahay xilli…

Hogaamiyaha kooxda Daacish Soomaaliya, Cabdulqaadir Muumin, ayaa la ogaaday inuu nool yahay oo uu ka badbaaday duqayn cirka ah oo uu Maraykanku la bartilmaameedsaday  31-kii May ee sannadkan. Ilo xog ogaal ah oo katirsan hay’adaha Puntland ayaa sheegay, in hoggaamiyaha Daacish uu weli ku sugan yahay goob qarsoodi ah oo ammaankeeda aad loo ilaaliyo oo...

Axmed Madoobe oo hal Arrin kala hadlay Wafdi ka socda dowladda Mareykanka
Post

Axmed Madoobe oo hal Arrin kala hadlay Wafdi ka socda dowladda Mareykanka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha hawlgallada gaarka ah ee wadajirka ah ee bariga Afrika Kornayl David Haskell oo booqasho ku yimid Jubaland. Kulanka ayaa lagaga hadlay howlgallada ay wadaan Ciidamada Jubbaland iyo tageerada dhinaca amniga ee Dowladda Maraykanka ee la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Taliyaha...

In ka badan 100 Falastiini ah oo weerar lagu dilay
Post

In ka badan 100 Falastiini ah oo weerar lagu dilay

Dhaqdhaqaaqa iska caabinta Falastiiniyiinta Qasa, ayaa 24 saac ee la dhaafay fuliyay howlgallo ay ku beegsadeen ciidanka Israa’iil ee ku sugan gudaha Qasa ee Dhulka Reer Falastiin. Inta ay weerarrada socdeen waxaa geeriyooday saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Israa’iil oo aan si rasmi ah tiradooda loo soo bandhigin, halka taangiyo iyo gaadiid kale oo...