Muqdisho (Raxanreeb)- Degmada Luuq ayaa ee gobolka Gedo xaladeeda ayaa degan ka dib markii dhacdooyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay. Warar kala duwan oo ay ka soo baxayaan iska hor imaad ka dhacay deegaano ka mid ah maamulka koonfur Galbeed. Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo haysa Anfa Aden Abdi...
Day: July 6, 2024
PUNTLAND : Doorashada qof & cod seddax degmo oo la shaaciyay.
Garoowe (Raxanreeb )-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa caawa si rasmi ah u daah-furay Ololaha Xisbiyada Puntland ee Doorashada Goleyaasha Deegaanka Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo si rasmi u bilowmaya 06 July 2024 isla markaana socon doona illaa 22 July 2024, iyadoo Doorashada Saddexda Degmo ay dhici doonto...
MW Xasan oo furay Kalfadhiga 5aad ee BFS & Nuxurka khudbadiisa.
Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah si rasmi ah u furay kala fadhiga 5aad ee Barlamaanka Soomaaliya. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Barlamaanka labadiisa aqal u jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo salka ku haysay arrimaha Itoobiya dagaalka Al- Shabaab , Itoobiya Dastuurka iyo qodobo kale Waxa uu tilmaamay...
Maxaa ku soo kordhay dagaal ka dhacay Luuq ?- Dadaalo socda & xaaladda.
Luuq (Raxanreeb )- Magaalada Luuq ayaa ee gobolka Gedo xaladeeda ay aa degan ka dib markii dhacdoyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay. Magaalada isku socodkeeda iyo goobaha ganacsiga ayaa xiran , sawir colaaded ayaa ka muuqanayo Luuq, dhinacyada dagaalamay ayaa goobo kale duwan joogo kuwaas midbo mid kale udiyaargarobayo. Iskudayo...
Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u furmaya.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Sabti ahi waxaa xarunta golaha shacabka ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal. Guddoonka Baarlamaanka ayaa horay Xildhibaannada & Senatarrada Ku wargeliyay in ay soo xaadiraan maanta kulanka daah-furka kana soo laabtaan fasixii ay ku maqnaayeen in ay u guda-galaan howlaha waajibka ku ah ee horyaalla....