Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika, Mudane Joseph Ntakirutimana iyo wafdi uu hoggaaminayey oo booqasho ku jooga dalka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray wakiillada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Dalladda Bulshada Bariga Afrika iyo muhiimadda ay leedahay in la dhiso xiriir adag oo ku...
Day: July 25, 2024
Somalia: Statement by Independent House in arbitrary arrest and detention of journalist Ali Nur Salad.
Muqdisho (Raxanreeb ) -The arbitrary arrest and detention of Dawan Media Director Alinur Salad followed by a preposterous court order is yet another effort by state authority to suppress media freedom and cover up corruption amidst difficult economic times in Somalia. Independence House is deeply troubled by this abusive use of state apparatus to trample...
Somaliland oo xayiraad kusoo rogtay Magaalada Boorama
Madaxtooyada Somaliland ayaa go’aamisay in la joojiyo kulanweyne ay Hay’adda UNDP mudo qorsheynaysay in uu ka dhaco magaalada Boorama ee gobalka Awdal, horey Somaliland ayaa u bixisay ogolaanshaha shirkan lagu qaban lahaa magaaladaas, oo ay ka qeybgalayeen dhammaan howlwadeenada UNDP ee Soomaaliya ka howlgala. Shirka ayaa la amray in loo wareejiyo magaalooyinka Burco ama Hargeysa,...
Independent House | Xarigga Weriye Ali Nor Salaad waa mid DFS ay ku caburinayso warbaahinta.
Muqdisho (Raxanreeb ) Independent House ayaa war qoraal ah ay soo saartay ku cambaraysay falkii dowladda Soomaaliya ay ku xirtay Weriye Cali Nuur Salaad oo ah agaasimaha Telefishanka Dawan ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho. Aasaasaha Independence House iyo Agaasimaheeda Xasan Maxamuud ayaa ku tilmaamay xargga Calinuur waxa laga naxo oo aad u xun. HOOS KA...
QM oo Puntland ku ammaantay tallaabo ay qaaday
Qaramada Midoobay ayaa ugu hambalyaysay shacabka Puntland sida nabada ah ee ay ugu qabsoontay doorashooyin hal qof iyo hal cod ah oo ka dhacay gobolka Nugaal gaar ahaan degmooyinka Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiiraan. Warsaxaafadeed kasoo baxay UN-ka ayaa lagu sheegay khibradda Puntland ee doorashada tooska ah in ay kaalin ballaaran ka qaadan karto dimoqraadiyadda guud...
Wasiirada Soomaaliya oo meelmariyay heshiis lala galay imaaraadka carabta.
Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023, kaas oo si faah-faahsan u qeexaya hannaanka loo isticmaalay iyo habraacyadii kala duwanaa ee uu soo maray xisaab xirka. Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka...