Day: July 13, 2024

Home » Archives for July 13, 2024
Weerarkii xabsiga dhexe oo la soo afjaray & shan ka mid ah AS oo la dilay.
Post

Weerarkii xabsiga dhexe oo la soo afjaray & shan ka mid ah AS oo la dilay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay soo afmeereen howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar Sida ciidanka ay ku warameen waxa , la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan. Taliska Asluubta ayaa soo bandhigay meydadka ragga  isku dayey inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga, waxaana la sheegay in...

DEG-DEG : Dagaal toos ah oo ka socda gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.
Post

DEG-DEG : Dagaal toos ah oo ka socda gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee Xamar ay ka dhex socoto is rasaaseyn u dhaxaysa ciidamada illaalada iyo maxaabiis hubaysan. Wararku waxay sheegayaan in dagaalka uu ka bilowday qarax laga maqlay gudaha xabsiga waxaana xigay rasaas  toos ah . Dowladda Soomaaliya ilaa iyo hadda  wax war ah ma aysan ka...