Day: July 9, 2024

Home » Archives for July 9, 2024
Post

Senior journalist’s reporting blocked amid rising intimidation and censorship on state-media journalists in Somalia

MOGADISHU – The Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the restrictions imposed on senior state media journalist Abdulkadir Isse Ali’s reporting on Somali military court activities. This restrictive and threatening behavior against journalists’ labour rights continues to affect numerous journalists and is part of a series of recent violations against the press in Somalia. On Saturday, 06...

MW Xasan Sheekh muxuu u sheegay ciidanka lagu tababarayo Asmara ?
Post

MW Xasan Sheekh muxuu u sheegay ciidanka lagu tababarayo Asmara ?

Asmara (Raxanreeb )- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Isaias Afwerki ayaa  kormeer ugu tagay cutubyo  katirsan  ciidanka Cirka Soomaaliya oo tabbar ku qaadanaya  xarunta ciidanka Cirka ee Ereteriya (EAF) ee magaalada Asmara. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka isagoo intaas kadib  u kuur-galay xaaladaha ay ku sugan...

Post

Ugandan officer killed by roadside bomb in Somalia

A Ugandan military officer serving in Somalia was killed and six other soldiers were wounded when their convoy triggered a roadside bomb, Uganda’s military said on Monday, blaming fighters from the Islamist group al Shabaab. Uganda has about 5,000 troops serving in Somalia under the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) peacekeeping mission. Major...

RW Xamse muxuu kala hadlay RW ku xigeenka dalka Ciraaq ?.
Post

RW Xamse muxuu kala hadlay RW ku xigeenka dalka Ciraaq ?.

Bagdad (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ra’iisul Wasare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Ciraaq Dr. Fu’aad Xuseen. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga qodotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ciraaq, Waxay  sidoo kale kulanka diirradda lagu saaray...

GALMUDUG | Ciidanka DFS oo howlgal ka wada- gabeedka Galgaduud.
Post

GALMUDUG | Ciidanka DFS oo howlgal ka wada- gabeedka Galgaduud.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Ciidanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa –bariga galgaduud ka fuliyay howlgal ay ku doonayaan in ay ku xaqiijiyaan amniga halkaas oo ka mid ah deegaanadii ay kula dagaalmeen Al- Shabaab. Howlgalka ay sida wadajirka uga fuliyeen dhulka howdka ah, Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa ahaa mid looga hortegayay qorshe...