Guddoonka Golaha Shacabka ayaa magacaabay guddi warbixin kasoo diyaariya doodihii dhowaan Xildhibaanada golaha Shacabka ka yeesheen dhismaha hay’adaha madaxa banaan ee aan miisaaniyadda laheyn. Xildhibaano badan ayaa Maanta Kulankii Golaha Shacabka ka sheegay in sharci kasta oo ay ka doodaan in wax natiijo ah lagu soo celin, taas oo keentay in Guddoonka uu Guddiga Magacaabo.
Day: July 17, 2024
Xildhibaan Maxamed Abiib oo sheegay in uu is casilayo
Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha Wakiilada Somaliland oo ayaa maanta si adag u hadlay, wuxuu sheegay in aysan sinaba xaq u aheyn in Yaasin Faratoon ahaado gudoomiyaha golaha Wakiilada, sabab la xariirtaba in aysan reerkiisu kamid aheyn Somaliland, oo aysan 10 qof dadkiisa jooginba. Mr, Abiib hadalkiisa ayaa ah xaqiiqada oo dubka cad, laakiin...
Mareykanka oo Su’aalo ka weeydiiyay Madaxweyne Qoor Qoor bubkii ay qabsadeen Reer Cabudwaaq
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariyeQoorQoor oo ku sigan magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmey Mr. Shane L.Dixon oo ah safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya,. Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna dagaalka Khawaarijta iyo halista hubka sharci-darada lagu soo galinayey ee gacanta u galey shacabka oo ah mowduuc...
Golaha Shacabka oo diiday Sharci uu horgeeyay Wasiir Beenebeene
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ajendaha kulanka ee maanta waxa uu ahaa Akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Maalgashiga Soomaaliyeed oo uu soo diyaariyay guddiga ganacsiga iyo warshadaha ee Golaha...
Qarax goordhow ka dhacay Beledweyne iyo Dad ku dhintay
Wararka aan ka heleyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa Miinada nooca dhulka lagu Aaso oo la dhigay Maqaayad kutaalla Xaafada...
DEG DEG: Gaadiid kale oo hub sida oo kasoo baxay Itoobiya, Galgaduud & Hiiraan oo…
Laba Gaari oo ah kuwa xamuulka qaada ayna waardiyeynayaan gaadiid dagaal ayaa soo gaarey Deegaanka Caleen oo katirsan gobalka Qoraxeey ee Ismaamulka Soomaali Galbeed, Sida ay sheegayaan wararka laga helayo deegaankaasi. Deegaankan ayaa 70KM u jirta xaduuda ku aadan gobalka Galguduud, isagoo masaafo siman u jira Degmooyinka Shiilaabo iyo Caabudwaaq. Gaadiidkan oo wararku sheegayaan in...
Sheekh Shariif oo Muqdisho ka billaabay Shirar ka dhan ah Xasan Sheekh
Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Xildhibaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhawaan dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa wada kulamo Gaar Gaar ah ee uu la yeelanayo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa shalay la kulmay Xildhibaanada Hawiye ku matalo Baarlamaanka labada aqal, sidoo kale xalay wuxuu la...
Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Puntland iyo Magacyada dadka oo la helay
Saacadihii la soo dhaafay shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degmada Yucub ee Gobolka Doollo, ee dowlad degaanka Soomaalida kadib markii uu rogmaday Gaari Leylo Calaawi ahaa oo ay leedahay Shirkada Safarada ee Al-Ixsaan , kaas oo ka baxay Garoowe kuna sii jeeday magaalada Qabridahar ee Xlxarunta Gobolka Qoraxay. Tirada dadka...
Wasiir katirsan Xukuumadda Xamse oo Baarlamaanka looga yeeray
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah ay kulan ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay kaga hadlayaan arrimo dhowr ah. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada ku wargeliyay in Maanta uu jiro Kulanka Golaha Shacabka, isla markaana Xildhibaannada looga baahan...
Maraakiib Shisheeye oo xaaluf ka wada Xeebaha Puntland iyo DFS oo…
Kalluumeysatada iyo ganacsatada ka shaqeeya adeegga kalluunka ama mallayga ee magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa ka walaacsan, kalluun yari maalmahan ka jirtay xeebaha gobolka Bari. Kalluumeysata ayaa arrintan ku macneeyay, xaalufin ay kalluumeysato ajnabi ah ka wadaan xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya, kuwaas oo bilihii la soo dhaafay sii kordhayay. Mid kamid ah...