Day: July 24, 2024

Home » Archives for July 24, 2024
Muuse Biixi oo ku wajahan Itoobiya iyo heshiis cusub uu saxiixayo
Post

Muuse Biixi oo ku wajahan Itoobiya iyo heshiis cusub uu saxiixayo

Madaxweynaha Somaliland oo qalinka ku duugaya Heshiis Somaliland ay ku noqonayso dal wax la qaybsada Dalalka Dunida iyo Qaaradaba. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa safar ugu bixi doona Magaalada Addisababa oo uu ku soo saxiixayo heshiiska Somaliland ku noqonayso dal aqoonsi haysta oo ka mid ah Qaramada Africa. Riyada Somaliland ee ah in ay aqoonsi hesho...

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magaalada Dhuusamreeb
Post

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magaalada Dhuusamreeb

Askari ku sugnaa bar koontarool oo ku taala afaafka hore ee xarunta maamulka Gobolka Galgaduud ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa toogtay, wade mooto Bajaaj oo lagu magcaabi jiray Maxamed Faarax Qorile. Askariga dilka geystay ayaa lagu soo xirey Saldhiga Booliiska Dhuusamareeb, halka meydka marxuumka loo qaadey qaboojiyaasha Isbitaalka. Qaar kamid ah Ehellada wadaha Mooto Bajaajta ee...

Itoobiya oo xog cusub ka bixisay hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq.
Post

Itoobiya oo xog cusub ka bixisay hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq.

Dowladda Itoobiya ayaa markii u horreysay ka hadashay Hub dhawaan lagaliyay Soomaaliya, kaas oo laga galiyay dhinaca Xuduudda Soomaaliya ay la leedahay Itoobiya. Afhayeen u hadlay Dowladda Itoobiya oo lagu magacaabo Nebiyu Tedla ayaa Warbaahinta u sheegay in arrinta hubkan aysan xidhiidh la lahayn Itoobiya isla markaana ay masuuliyad ka saaran tahay Dowladda Soomaaliya oo...

Midowga Yurub oo billaabay qorsho dhib ku ah Soomaalida
Post

Midowga Yurub oo billaabay qorsho dhib ku ah Soomaalida

Guddiga Midowga Yurub ayaa soo jeediyay in la adkeeyo tillaabooyinka dal ku galka ee lasiiyo muwaadiniinta Soomaalida. Qoraal rasmi ah oo uu Guddigu soo saaray ayaa lagu sheegay in dhawaan la soo jeedin doono in dalalka xubnaha Midowga Yurub ay awood u yeelan doonaan inay go’aan ka gaaraan tallaabooyinka la qaadayo. Ujeeddada tillaabooyinkan ayaa ah...

Itoobiya oo hub Casri ah soo iibsatay, xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo Soomaaliya
Post

Itoobiya oo hub Casri ah soo iibsatay, xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo Soomaaliya

Itoobiya ayaa hubkii ugu tirada badnaa iyo gaadiid gaashaaman kala soo degtay Dekeda Jabuuti. Gawaadhida gaashaaman ee itoobiya soo dajisatay noocooda waxaa la dhahaa ” Calidus MCAV-20 ” waxaana sameeya imaaraadka isagaa itoobiya siiyay boqolaal xabo oo ka mida beebayaashan casriga ah. Itoobiya oo xoog ama xeelad doonaysa badda soomaaliya in ay ku helaan ayaa...

Ciidanka dowladda oo Hal Goob ku dilay 9 katirsan Al-Shabaab
Post

Ciidanka dowladda oo Hal Goob ku dilay 9 katirsan Al-Shabaab

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad waxay howlgal qorsheysan ay ku dileen hubno sare oo katirsan Aragagaxisada Al-Shabaab. Abagbeeday oo qiyaas 20km dhanka beri kaga beegan Magaalada Xuddur ayaa isku hor imaad dhex maray ciidamada iyo Al-Shabaan, waxayna ciidanka ay soo furteen hub ay ka mid yihiin Qoryaha BKM iyo AK47 . Wararkii...