Day: July 23, 2024

Home » Archives for July 23, 2024
MW Deni muxuu ku soo arkay goobaha doorashooyinka ?.
Post

MW Deni muxuu ku soo arkay goobaha doorashooyinka ?.

Garowe (Raxanreeb )-Madaxweyne Deni ayaa soo booqday xarunta la socodka xogta doorashada (ESR Room) ee Degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godob Jiiraan. Madaxweynaha ayaa qayb qayb uga dhagaystay warbixinta habsami u socodka doorashada sida Police-ka oo ka warbixiyey kiisaskii dhacay, qaybta la socodka xogta doorashada oo ka warbixiyey seejooyinka iyo xogta codbixinta, waqtiga ay xirmeen seejooyinka,...

Waxaa la gaaray waqtigii Xasanow Villa Somalia ka soo bax.
Post

Waxaa la gaaray waqtigii Xasanow Villa Somalia ka soo bax.

Hilisink (Raxanreeb )- Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh waxa ay qaaday wadadii fashilka marka laga tusaale qaato talaabooyinka qar iska tuurnimada ah ee ay qaaday intii ay jirtay . Dhacdooyinka qaar ma aha kuwa ka go’ya Qalbiyada bulshada soomaaliyeed. Hoggaan keligii taliye ah. Hoggaan abuuray musuqmaasuq sharciyaysan. Hogaan bur buriyey Xadigii Dastuurka ku meel...

Ruto oo markale xilka ka qaaday Adan Bare Ducaaleb & xil kale oo la siiyay.
Post

Ruto oo markale xilka ka qaaday Adan Bare Ducaaleb & xil kale oo la siiyay.

Nairobi (Raxanreeb )-Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa isbeddel ku sameeyay golaha wasiirrada ee dhowaan uu magacaabay , wuxuu isku beddelay Wasiirka Difaaca , Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, halka Haweenayda Soipan Tuya, oo Wasaaradda deegaanka dhowaan loo magacaabay , hadda loo beddelay wasaaradda difaaca. Ducaale, ayaa isbeddelkan si deg...

WARKA Raxanreeb oo ay ku jiraan qodobo muhiim ah – DAAWO.
Post

WARKA Raxanreeb oo ay ku jiraan qodobo muhiim ah – DAAWO.

Muqdisho (Raxanreeb )-Puntland doorashooyin  ayaa ka socda , waxa ay dadka codkooda siinayaan qofka ay doonayaan. Ciidanka dowladda waxa ay wadaan howlgalo ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga. Qodobadaas iyo kuwa kale ayaa idinku haynaa warka Raxanreeb oo ay inoo haso Anfa Adan Abdi Hoos ka daawo.

Maxaa u danbeeyay doorashada Golaha deegaanka ee Ceelasha ?
Post

Maxaa u danbeeyay doorashada Golaha deegaanka ee Ceelasha ?

Garowe (Raxanreeb )- Shacabka degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha deegaanka Puntland sida lagu sheegay war ka soo baxay guddiga doorashooyinka golaha deegaanka ee PEC. Doorashooyinka ayaa ka dhacaya 80 goobood oo ka kala tirsan saddexda degmo ee gobolka Nugaal, iyadoona ay codeynayaan...

DEG : DEG | Ceelasha Biyaha oo dagaal toos ah uu ka bilowday.
Post

DEG : DEG | Ceelasha Biyaha oo dagaal toos ah uu ka bilowday.

Ceelasha (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay helayso ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhacayso rasaas xoogan  Waxa la sheegayaa  in rasaastan ay daba socoto ka dib markii  burburin dhul ay ka bilowdeen shalay. Waxaa ku lug leh rasaastan ciidan ka tirsan dowladda Soomaaliya sida ay sheegayaan dadka deegaanka.

Heshiis laga gaaray dagaal beeleed ka jiray Luuq, Gedo.
Post

Heshiis laga gaaray dagaal beeleed ka jiray Luuq, Gedo.

Luuq (Raxanreeb )- Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay dhex dhigeen laba beelo walaalo ah oo dhowaan dagaal ba’ani ku dhex maray magaaladaas. Xildhibaanka iyo Saraakiil Ciidamada ka tirsan oo tagay goobihii dagaaladu ka dhaceen, ayaa ku guulaystay inay nabad dhex...

UGAND | Xisbiga mucaarad ah Yuwari oo lagu weeraray  Kampala.
Post

UGAND | Xisbiga mucaarad ah Yuwari oo lagu weeraray  Kampala.

Kambala (Raxanreeb )- Ciidamada nabad-galyada dalka Uganda ayaa isku gadaamay xarunta xisbiga ugu weyn mucaaradka dalkaas xili la qorsheeyay in uu ka dhaco dibadbax looga soo horjeedo dowlada oo lagu eedeeyay musuq maasuq iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. Booliska ayaa buuxdhaafiyay agagaarka dhismaha Xafiiska Midnimada Qaran ee (NUP) oo ku yaalla meel u...

Maxaa ka soo baxay shirar MW Cali Guudlaawe ee Hiiraan.
Post

Maxaa ka soo baxay shirar MW Cali Guudlaawe ee Hiiraan.

Hiiraan (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa kulan ballaaran oo si heer sare ah loo agaasimay la qaatay dadweynaha degmada Al-Koowsar, agoo weydiiyay su’aallo toos ah. Ujeeddada Kulankan Madaxweyne Guudlaawe iyo dadweynaha ayaa ahaa sidii...

Puntland  oo maanta ka dhacaysa doorasho qof & cod oo golaha deegaanka ah.
Post

Puntland  oo maanta ka dhacaysa doorasho qof & cod oo golaha deegaanka ah.

Garoowe (Raxanreeb )- Maanta  oo Talaad ah Puntland waxaa ka dhacaysa doorasho qof iyo cod ah oo Golaha deegaan ah waxana doorashooyinkan maanta ay ka dhacayaan degmooyinka Garoowe, Godob jiraan iyo Dangoroyo ee Gobolka Nugaal. Saddexdan dagmo ayeysan horrey uga dhicin doorashadu ka dib khilaaf ka dhashay qabsoomideeda sanadkii hore. Waxaa markii hore la qorsheeyey...