Washington ( Raxanreeb Online) Maraykanka ayaa sheegay inuu cunaqabateyn saaray 35 hay’adood iyo shaqsiyaad ku xiran Iran oo ku lug leh waxa uu ugu yeeray “qaab-dhismeedka bangiyada qarsoon ee Iran.” Waaxda Hantidhowrka Mareykanka ayaa sheegtay in dadka la cunaqabateeyay ay fududeeyeen “wareejinta tobanaan bilyan oo doolar” ayna ku lug lahaayeen “ka fogaanshaha cunaqabateynta iyo taageerada...
