A cargo vessel has been hijacked approximately six nautical miles northeast of Garacad in the Mudug region of Puntland, according to the UK Maritime Trade Operations. The agency reported that unidentified armed individuals seized control of the vessel and redirected it toward Somali waters. “Reports indicate that unauthorized persons have taken control of a cargo...
Day: April 27, 2026
Siciid Deni oo kulamo kawada magaalada Badhan
Badhan ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin katirsan Puntland ee qeybaha kala duwan ee bulshada. Siciid Deni, ayaa marka hore booqasho ugu tagay Suldaan Maxamuud Cali Shire oo kamid ah hoggaanka dhaqanka ee magaaladaasi, isla markaana kala...
Pirates Hijack Panama-Flagged Cargo Ship off Somalia’s Puntland Coast
A group of pirates has hijacked a cargo vessel flying the flag of Panama while it was sailing off the coast of Puntland’s Mudug region, raising renewed concerns over maritime security in Somali waters. The vessel was reportedly en route to Mozambique in southern Africa and was carrying 16 crew members, although their nationalities have...
Markabkii labaad ee xamuul ah oo lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya
Sida ay sheegtay hay’adda UK Maritime Trade Operation, Markab xamuul ayaa laga afduubtay meel qiyaastii 6 mayl-badeed u jirta dhanka waqooyi Bari ee degmada Garacad ee gobolka Mudug ee Puntland. Markabka xamuulka, ayaa la tilmaamay in kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ay la wareegeen. “Waxaa lasoo sheegay in dad aan la agogeyn ay...
Maamulka gobolka Banaadir oo daah-furay oo isbadlka Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa daah-furay qorshaha isbedelka Muqdisho (2026–2030), kaasi oo ah mid hagaya qorshaha istaraatiijiga ah ee caasimadda shanta sano ee soo socota, si loo gaaro horumar waara iyo kobac dhaqaale. Qorshahaan shanta sano ee maanta lasoo bandhigay ayaa ka tarjumaya...
UN Humanitarian Chief Arrives in Mogadishu for High-Level Talks
A high-level delegation from the United Nations was received in Mogadishu today, marking the start of key discussions on the humanitarian situation in Somalia. The delegation was welcomed at Aden Adde International Airport by the Deputy Minister of Foreign Affairs of the Federal Government of Somalia, Mr. Hassan Mohamed Ali, who extended an official reception...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dhex dilay goobtiisa ganacsiga
Cape town ( Raxanreeb Online) Kooxo hubeysan oo burcad ah ayaa muwaadin Soomaaliyeed waxa ay ku dileen xaafada Strand ee magaalada Cape town ee dalka Koonfur Afrika. Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in lagu dhex toogtay goobtiisa ganacsiga, isaga oo shaqadiisa ku jiray, waxaana la tilmaamay in kooxihii dilka geystay ay goobta isaga baxsadeen. Marxuumka...
Wasiirka arrimaha dibadda Iran oo cadeeyay xiriirka adag ee kala dhaxeeya Ruushka
Ruushka (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabaas Araghchi, ayaa gaaray magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka. Wasiir Cabaas ayaa sheegay sheegay in mar walba Ruushka la leeyihiin wadatashi dhow iyo xiriir laba geesood ah oo joogto ah, balse waxaa jiray hakad ku yimid kulamada sababo la xiriira dagaalka mudada socda”, ayuu Cabaa. Isaga...







