Day: April 26, 2026

Home » Archives for April 26, 2026
Villa Somalia Backs Aden Madoobe for South West State Presidency
Post

Villa Somalia Backs Aden Madoobe for South West State Presidency

A high-level meeting held overnight at the Villa Somalia has resulted in key political decisions supporting Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madoobe, to contest for the presidency of South West State. According to sources familiar with the discussions, the meeting also approved the promotion of Hussein Sheikh Mahmoud to the position of Secretary-General...

Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay furimaha dagaalka ee gobolka Bakool
Post

Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay furimaha dagaalka ee gobolka Bakool

Bakool ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin magaalada Waajid ee gobolka Bakool. Wafdiga Taliyaha ayaa waxaa degmada Waajid ku soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, kuwaas oo warbixin ka siiyay xaaladda amni iyo guulaha laga gaaray dagaalka ka...

SNA Commander Conducts First Official Inspection Visit to Waajid
Post

SNA Commander Conducts First Official Inspection Visit to Waajid

The Commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, has carried out an official inspection visit to front-line positions held by government forces in Waajid, in the Bakool region. The delegation was received in Waajid by senior officers of the Somali National Army, who briefed the Commander on the prevailing security situation...

Maxey tahay ujeedka uu guddoomiyaha golaha shacabka u tagay magaalada Baydhabo ?
Post

Maxey tahay ujeedka uu guddoomiyaha golaha shacabka u tagay magaalada Baydhabo ?

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madobe iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha iyo wefdigiisa, waxaa garoonka diyaaradaha ee Shaati Gaduud ku soo dhoweeyay hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji  iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda, siyaasiyiin, iyo...

Soomaaliya oo saxiixday heshiis lagu xoojinayo ilaalinta rayidka xiliga howlgalka
Post

Soomaaliya oo saxiixday heshiis lagu xoojinayo ilaalinta rayidka xiliga howlgalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho, ku qaabishay wafdi ka socday Xarunta Ilaalinta Rayidka ee Xilliyada Colaadaha (CIVIC), oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Afrika ee hay’adda, Mudane Vianney Bisimwa. Kulanka intii uu socday, Wasiirka iyo Bisimwa ayaa kala saxiixday Heshiis Is-afgarad oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta ku aaddan ilaalinta bed-qabka rayidka, yareynta waxyeellada rayidka...

Soomaliya iyo Cumaan oo kawada hadley xoojinta iskaashiga labada dal
Post

Soomaliya iyo Cumaan oo kawada hadley xoojinta iskaashiga labada dal

Cumaan ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa wadahadallo la yeeshay Sayid Badr bin Hamad Al Busaidi, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Saldanadda Cumaan, kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda ee magaalada Muscat, intii uu ku guda jiray booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalkaas. Wadahadallada ayey Wasiirradu diiradda ku saareen...

Xogta shaqsigii weerarka fulay iyo Trump oo si kale uga….
Post

Xogta shaqsigii weerarka fulay iyo Trump oo si kale uga….

Washington ( Raxanreeb Online) Ninka lagu tuhunsan yahay weerarka toogashada ayaa lagu sheegay inuu yahay Cole Tomas Allen, oo 31 jir ah kana soo jeeda Torrance, California, sida ay sheegtay CBS oo ah la-hawlgalaha wararka Waqooyiga Ameerika. Donald Trump ayaa sheegay in FBI-da iyo Sirdoonka ay fulinayaan amarro baaritaan oo ka socda cinwaan ku yaalla...